Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Awqaafta dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay qorshe ay wax ugaga bedeleyso maamulka iyo arrimaha Xajka.
War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in la bilaabayo oggolaanshaha shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cimrada islamarkaana Wasaaradda waxa ay ku wargelisay in dhammaan shirkadaha...
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in dagaal xoogan galinkii danbe ee shalay uu ku dhex maray duleedka Waqoyi ee degmadaas ciidamada Militariga Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan ururka Al-Shabaab.
Dagaalka ayaa bilowday kaddib markii weerar lagu soo qaaday ciidamo fariisin ka dhigtey Haan Sheekh...
Dowladda Sudan ayaa beenisay warar sheegayay in xiisad ay ka dhex taagan tahay Eritrea iyo Sudan.
Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii Sudan ay ciidamo u daad gureysay xudduuda u dhaxeysa labada dal.
Barasaabka gobolka Koonfur Bari ee Kassala ayaa sheegay in ciidamada goobtaasi loo diray ay yihiin kuwa loogu...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyey ku tagay dalka Jabuuti.
Qoraalka madaxtooyada ka soo baxay ayaa lagu sheegay in marti qaad rasmiya uu ka helay madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelle, waxaana maalmaha soo socda ku sugnaan doono dalka Jabuuti.
Madaxweynaha ayaan warbaahinta la hadal markii uu dhoofayey,...
Maalintii labaad ayaa waxaa degmada Boocame oo 75Km. Laascaanood Barri kaga qumab dabaaldegyo lagu soo dhoweynayo Ugaas Maxamuud Ugaas Cabdilaahi oo dhowaan la caleemasaaray.
Ugaaska oo ay wehliyeen Dhamaan Cuqaasha Beesha xubno Siyaasiyiin oo heer qaran iyo heer degaanba ah ayaa waxay ahayd soo dhoweyntii ugu balaadhnayd.
Ugaaska oo meel fagaare...
Ciidamada nabad-galyada degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay dad la tuhusan yahay in ay ku lug lahaayeen rey qarax miino oo maalintii shalay lagu dilay Askari ka tirsanaa ciidamada Jabuuti.
Ciidamada oo xalay howlgal sameeyay ayaa soo qab qabtay dad lagu tuhmaayo in ay...
Amarkan oo kasoo baxay gudiga mideynta dakhliga dowlad goboleedka Jubbaland oo uu gudoomiye u yahay Madaxweeyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane C/qaadir Xaaji Max'uud (Lugadheere) ayaa looga mamnuucay gaadiidka aan u diiwaansanayn wasaaradda gaadiidka Jubbaland in uusan ka shaqeyn doonin deegaanada Jubbaland ee uu maamulku gacanta ku hayo.
Saaka...
Soo saarista buugga cusub ee laga qoray Trump ayaa mar kale banaanka keenay dood horey u socotay oo ku saabsanayd xaaladda caafimaadka maskaxda ee Donald Trump.
Dooddan waxa ay socotay xitaa ka hor intii uusan xafiiska la wareegin, balse hadda waxa ay gaartay halkii ugu saraysay, iyada oo la hadal...
Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa howlgallo ka wadda Xadka ay wadaagaan degmooyinka Mandera iyo Beled-Xaawo oo ah labo degmo oo isa saaran.
Saraakiisha ciidamada Booliska Kenya ayaa warbaahinta u sheegay in howlgalkaan uu socon doono, islamarkaana lagu xaqiijinaayo Ammaanka degmada Mandera.
Dowladda Kenya waxa ay sheegtay in dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab...
Rag hubeysan ayaa degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir waxaa ay toogasho ku dileen Labo dhalinyaro oo la sheegay in ay ka mid ahaayeen dadka degan degmada.
Raggii dilka geystay ayaa ka baxsaday goobta ay dilka ka geysteen, kahor inta aysan halkasi soo gaarin ciidamo hubeysan oo wata Gaadiidka dagaalka, kuwaasi...


















