Friday, August 28, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Guddoomayaha xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa maanta magacaabay guddiga xil-warerjinta. Guddigan uu magacaabay Taabit Cabdi Maxamed Duqii hore ee Muqdisho ayaa waxaa ay ka kooban yihiin Saddex iyo Toban xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar, kuwaasi oo diyaarinaya munaasabadda xil wareejinta. Waxaa xilka wareejin doona...
Xoghayaha Caalamiga ah Horumarinta ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in UK uu ballan-qaaday in uu gargaar bini’aadannimo siinayo Soomaaliya, si dadka Soomaaliyeed uu uga caawiyo cawaaqib xumada abaarta ee Soomaaliya. Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay lacag dhan 29 Million oo Euro in ay siineyso Soomaaliya, taasi oo ujeedkeeda uu yahay in...
Xoghayaha Caalamiga ah Horumarinta ee dalka Ingiriiska ayaa sheegay in UK uu ballan-qaaday in uu gargaar bini’aadannimo siinayo Soomaaliya, si dadka Soomaaliyeed uu uga caawiyo cawaaqib xumada abaarta ee Soomaaliya. Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay lacag dhan 29 Million oo Euro in ay siineyso Soomaaliya, taasi oo ujeedkeeda uu yahay in...
  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Davos ee dalka Switzerland kula kulmay dhigiisa Ra’iisul Wasaaraha Norway Erna Solberg. Kulanka labada dhinac oo qaatay daqiiqado badan ayaa waxaa looga hadlay arrimo badan oo labada dal quseeya oo ay ka mid ahaayeen sii xoojinta xiriirka labada dal u...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xoogag ka tirsan ururka Al-shabaab ay xalay ku qaadeen saldhiga ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay ku leeyihiin magaalada Buula-burde ee Gobolka Hiiraan. Weerarkan ayaa labada dhinac waxa ay isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan, waxaana shacabka magaaladaasi ku nool...
  Dowladda Jarmalka ayaa maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqday balanqaadkeeda ah 32 milyan oo Euro oo ay ugu tala gashay Soomaaliya, si ay ugu taageerto shaqada kaabayaasha Soomaaliya. Lacagtan ayaa dowladda Soomaaliya loo soo marsiinayaa Bankiga Adduunka, gaar ahaan qeybta Jarmalka oo lagu magacaabo Multiple Partner Fund (MPF), taasi oo...
 Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo la hadlay VOA ayaa ka warbixiyay ujeedadii ka dambeysay socdaalkii uu sanadkii hore ku tagay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta, xilligii ay soo baxday khilaafkii dalalka Khaliijka ee sababtay in xiriirka loogu jaro Qatar. “Khaliijka sidii aan u aaday iyo sidii loo...
Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab Weerar madaafiic ku qaadeen saldhigyo ciidamada AMISOM ku lahaayeen gobolka. Weerarkan madaafiicda ayaa saqdii dhexe ee xalay lagu qaaday saldhigyo ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ku leeyihiin deegaanada NO. 60 iyo Golweyn ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose. Madaafiicda qaar...
 Madaxweynaha Uganda Yoweri Musavani ayaa sheegay in uu jecelyahay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, sababtuna tahay maadaamaa uu yahay nin saraaxo badan, islamarkaasna runta u sheega Afrikaanka. Musavani oo hadal ka jeediyay kalfadhi baarlamaanka Bariga Afrika uu ku lahaa Uganda ayaa yiri "Amerika waxa ay heshey madaxweynihii ugu wanaagsanaa ebed, waan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa 23-kii January magaalada Davos ee dalka Switzerlannd kulan kula qaatay Agaasimaha Guud ee Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) Christine Lagarde, kadib markii uu soo dhamaaday shirkii dhaqaalaha Adduunka. Labadan masuul ayaa waxa ay ka wada hadleen kaalmada Hay’adda IMF ee Soomaaliya, gaar...