Waxaa dib u dhac ku yimid kulan maanta oo Sabti ah lagu waday in ay yeesheen xildhibaannada Golaha Shacabka, kaddib markii waqti danbe ee xalay laamaha Amniga lagu wargaliyay in ay u diyaar-garoobaan kulanka golaha Shacabka islamarkaana sugaan Amniga.
Laakiin warar xili hore ee saakay soo baxay ayaa lagu war-galiyay...
Eheladii Halgamaagii Sayid Cabdala Xasan ayaa magaaladda Hargeysa u yimid sidii Madaxweynaha Somaliland ugu gudbin lahaayeen dacwad ka dhan ah wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo oo lagu haysto buug uu ka qoray Sayidka taas oo ay ku tilmaamay inuu ahaa mid gafaf waaweyn laga gallay.
Eheladda Qoyska Sayidka ayaa...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada wadan ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo sidii dowladda u sii dardar gelin laheyd taageerada ay baarlamaanka Soomaaliya siiso.
Sidoo kale kulanka waxaa ku sugnaa...
Dadaallo lagu xalinayo dhinacyada iska soo horjeeda Beerlamaanka Soomaaliya ayaa ka soconaya xarunta Villa Hargeysa.
Kulan ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacaba ayaa baaqday, lamana oga , sababta uu baaqday kulanka oo xalay la qorsheeyay in uu maanta qabsoomo,.
Wararka ayaa sheegaya in Guddoomiye Jawaari uu soo magacaabay Guddi ka...
Maxkamad ku taalla dalka Britain ayaa shaacisay in xukun lagu riday muwaadin Soomaaliyeed kasoo lagu eedeeyay in uu qorsheeynaayay in uu u biiro Kooxda Daacish, islamarkaana uu dilo boqoradda dalka Ingariiska.
Muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Aweys Shiikheey ayaa haysta dhaalashada dalka Holland ayaa kasoo hormuuqday maxkamad ku taalla London,...
Magaalada Jigjiga ee ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxaa ka soconaya diyaargaroow ballaaran oo loogu jiro soo dhaweynta ra’iisal wasaaraha cusub ee Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta halkaa tagaya.
Ra’iisal wasaaraha cusub ayaa booqashadiisan dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxaa ay imaneysaa maalmo kooban uun kaddib markii xilkan loo dhaariyay, waana qeyb ka...
Midowga Africa ayaa war saxaafadeed ka soo saaray xaalada siyaasadeed ee Baarlamaanka iyo dhacdadii Arbacadii la soo dhaafay ka dhacday xarunta Golaha Shacabka.
Akkhriso War-saxaafadeed ka soo baxay Midowga Africa
1- Sida aad ogtihiin dhammaantiina, waxa aanu mareynaa xaalad siyaasadeed oo adag. Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo sidoo kale loo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo wehliyaan Wasiirka Amniga , Maxamed Abuukar Isloow, Agaasimasha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Saraakiil ciidamada iyo xubno ka socday maamulka Gobolka Banaadir ayaa booqasho ku tagay xalay saqdii dhexe xarumo ay ka howl-galaan ciidamada sugidda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed.
Booqashada Ra’iisul wasaaraha...
https://youtu.be/SRtnSYFjhjE
Iyadoo aad moodo in wali uu taagan yahay khilaafka siyaasadeed ee ka dhax taagan xildhibaannada Golaha Shacabka, ayeey mar kale ugu baaqeen xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiye Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari in uu xilka ka dego.
Xildhibaannada oo ku shiray hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa guddoomiyaha u jeediyay...
Qaraxa hore ayaa ka dhacay maanta xiligii Salaada duhurkii ee Muqdisho meel gaadiidka lagu baaro oo ah waddo gasha garroonka dayuuradaha ee Aaden Cadde.
Wax yar uu kaddib markii uu qaraxaasi dhacay ayaa la maqlay jugta qarax labaad oo ka dhacay bar kontorool oo ku taalla agagaarka isgooyska Banaadir.
Qaraxan danbe...


















