Saturday, July 25, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaareyaashii hore Xasan Cali Khayre iyo Maxamed Xuseen Rooble, iyo siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa xalay shir gaar ah ku yeeshay hoyga Shariif Sheekh Axmed ee magaalada Muqdisho. Kulankaasi oo si hoose u dhacay ayaa lagu sheegay inuu yahay mid muhiimad gaar ah...
Ra'iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay dhacdooyinkii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee Degmada Hodan iyagoona eedeyn culus ujeediyay Dowladda Soomaaliya. Rooble oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa ku tilmaamay dhacdadaasi musiibo qaran oo aan marna la...
Muran xooggan ayaa ka taagan xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee maamulka Waqooyi Bari, iyadoo qabaa’ilo badan ay ka cabanayaan in kuraastooda lagu hayo faragelin, islamarkaana dadka ka ag dhow Madaxweyne Firdhiye loo xiray kuraastooda. Madaxweyne Firdhiye oo ah musharax madaxweyne ayaa lagu eedeeyay inuu baarlamaanka gaysanayo shakhsiyaad uu doonayo inay...
Ugu yaraan 20 qof ayaa la sheegay in ay dhinteen kadib markii laba doonyood ay saranaayeen ku degeen badda u dhow jasiiradda Lampedusa ee Koonfurta Talyaaniga, Arbacadii shalay ahayd. Muhaajiriinta saarnaa doonyaha waxay kasoo baxeen dalka Libya, waxayna kasoo jeedaan waddamada Pakistan, Sudan, iyo Soomaaliya, waxaana saraakiisha Jasiirada ay xuseen...
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta maamulka Jubbaland ayaa  looga hadlay xaalada gobolka Gedo iyo  dagaalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay duuleedka degmada Beledxaawo ee ay ku geeriyoodeen askar iyo saraakiil ka tirsanaa ciidanka Jubbaland. Jubbaland ayaa Warsaxafadeedka eedeymo culus ugu jeedisay Madaxweynaha dowlada Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxa amniga...
Wararka ka imaanaya deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay duqeyn culus oo dhanka cirka ah ka fuliyeen guri ku yaala gudaha deegaanka Tardo. Guriga duqeynta lagu beegsaday ayaa lasoo wariyay iney ku sugnaayeen horjoogayaal sare oo ka tirsan kooxda Al-shabaab, gaar ahaan masuuliyiin uu...
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Kaah ee Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ku gooddiyay in ay xisbi ahaan horseed ka noqon doonaan in Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu waayo doorashada soo socota ee madaxtinimada. Waxa uu sheegay in ay cid kale adeegsan doonaan si kursiga looga qaado, taas oo loo micneeyay...
Tan iyo markii Israa’iil bilowday dagaalka ka socda Qasa 7-dii Oktoobar 2023, beegsiga saxafiyiinta ayaa noqday mid joogto ah oo u muuqda qorshe la dhisay sida ay sheegtay Al Jazeera. Saxafiyiinta ku sugan Qasa waxay noqdeen badhtilmaameedyo, iyaga oo lagu dilayo weerarro si ula kac ah loogu fuliyo meelaha...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo uu wehlinaayay  Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho madaxa howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya Danjire El Hadji Ibrahima Diene iyo saraakiil kale. Kulankan ayaa ahaa mid labada dhinac ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ah Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga siyaasadeed ee JSP, ayaa si rasmi ah isu diiwaangeliyay doorashada hal qof iyo hal cod ah, waana tallaabo muhiim ah oo uu ku muujinayo taageeradiisa buuxda ee hirgelinta nidaamkaas doorasho. Is-diiwaangelinta madaxweynaha ayaa kusoo beegmaysa xilli ay...