Thursday, September 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xisbiyada siyaasadda Puntland ayaa ku fashilmay inay qabtaan shirarkoodii Golaha dhexe, kaddib markii maamulka Puntland uu joojiyay taageeradii dhaqaale ee ay xisbiyada ka heli jireen xukuumadda. Sanadkii hore, maamulka Puntland ayaa ka jartay xisbiyada lacag gaaraysa $10,000 oo bil walba loo qoondeeyay si ay howlahooda ugu wadaan, iyadoo dowladdu ku...
Warbixin ay si wadajir ah u daabaceen wargeyska The Guardian iyo warbaahinta Kolombiyada ee La Silla Vacía ayaa shaacisay in saldhig militari oo Imaaraadku ku leeyahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari loo adeegsado meel lasii mariyo dagaalyahannada Kolombiyaanka ee loo diray dagaalka ka socda Suudaan. Mid ka mid ah dagaalyahannada...
Xiriirka u dhexeeya fallaagada Xuutiyiinta ee Yemen iyo kooxaha argagixisada Soomaalida ayaa halis ugu jira inuu sii kordhiyo amni darrada Soomaaliya kana sii daro carqaladda maraakiibta maraysa Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas, sida lagu sheegay warbixin cusub oo kasoo baxday aries Intelligence oo ah hay’ad ka shaqeysa arrimaha amniga Aries...
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay Guddiga Xuquuqul Insaanka oo ay horgeysay Wasiirka Arrimaha Qoyska, Khadiija Maxamed Al Makhzoumi, Kulankii maanta oo ay kasoo qayb galeen xildhibaanno badan, ayaa 142 cod ay ku oggolaadeen guddiga, hal xildhibaan ayaa ka aamusay, mana jirin wax diidmo ah oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee laba ka mid ah wasaaradaha muhiimka u ah horumarinta dalka. Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu magacaabay, Faarax Cabdinuur Axmed – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta, iyo ...
Boqortooyada Ingiriiska ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya ee ku saabsan xoojinta xuquuqda aadanaha iyo nidaamyada maamul wanaagga, iyadoo arrintaas lagu muujiyay qaraar cusub oo ay UK Arbacadii shalay ka jeedisay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva. Hadalkii ay ku jeedisay magaca kooxda...
Maamulka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u fuliyay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Nuur Xirsi Warsame, kaasi oo horay loogu helay dambiga dil ula kac ah oo uu u geystay Axmed wali Maxamed Salaad bishii Luulyo ee sanadkan 2025, falkan ayaana ka dhacay deegaanka Dhagaxbuur, oo...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey saddex heshiis oo ku saabsan dhinacyada Waxbarashada iyo Cilmi baarista. Hehsiisyadaan isfgarad oo ay maanta ansixiyeen Golaha Wasiirrada ayaa waxaa soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo kala saxiixatay heshiisyadaan dalalka Uganda,  Qatar iyo Aljeeriya. Heshiisyada...
Goobtii lagu duqeeyay Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi oo ka tirsanaa samadoonada gobolka Sanaag, ayaa laga sameeyay Taallo xasuus ah, iyadoo lagu dalbanayo caddaalad iyo daahfurnaan ku saabsan dilkiisa. “Waxaan ka dalbabaynaa caddaalad iyo daahfurnaan Dowladda Maraykanka, sababtii lagu dilay hoggaamiye dhaqameed aan jeclayn,” ayaa lagu qoray farriin ku qoran Taallada. Goobta...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay dagaalka lagula jiro argagixisada Soomaaliya, balse ay ku baaqayso in dalalka kale ee daneeya amniga iyo mustaqbalka Soomaaliya ay kordhiyaan taageeradooda dhaqaale. Wakiilka Kumeelgaarka ee Maraykanka ee Qaramada Midoobay John Kelley oo ka hadlayay kulan ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...