Maxamed Maxamuud Xasan Sandheere Waa Mas'uulkii Ugu Horeeyey ee Diiwaan Geliyey Xisbiyo Siyaasadeed Triikhdu Markii ay Aheyd 03/12/2017kii,waxa uuna Maalintaas Saxiixey Shahaadooyin 7 Xisbi Siyaasadeed oo ku Guuleystey in ay Soo Buuxiyaan Shuruudaha Lagu Heli karo Shahaado KMG ee Xisbi Siyaasadeed.
Xisbiyada Maalintan Shahaadada La Siiyey ee uu Maxamed Sandhere...
Xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay dhigiisa xisbiga WADDANI ee uu kaga hadlayey heshiishkii dekadda Berbera.
Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE, Mudane Jaamac Ismaacil Cige(Jaamac Shabeel) oo maanta warbaahinta kula hadlay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE ku leeyahay gudaha caasimadda Hargeysa, ayaa...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ka qayb galay shirka looga hadlayay taakulaynta iyo cafinta deymaha Soomaaliya ee ku soo dhamaaday Washington DC ayaa rajo ka muujiyay iyo natiijooyinka ka soo baxaya.
Wasiir Beyle oo kulamo gaar gaar ah la yeeshay madaxda Bankiga Adduunka, hay’adda IMF iyo masuuliyiintii...
Shir caalami ah oo ay ka qeygalayaan Wakiilada dalalka Deeq bixiyeyaasha Mareykanka, Britain, Norway, QM, Midowga Yurub iyo IMF ayaa lagu qabtay xarunta Bankiga Aduunka Magaallada Washington ee dalka Mareykanka.
Shirkan ayaa waxaa Soomaaliya ku metelayay Wasiirada Maaliyadda, Waxbrashada, Kalluumeysiga, waxaana shirkaasi looga hadlayay sidii Soomaaliya looga cafin lahaa deymaha...
Boqorka dalka Swaziland Boqor Mswati III ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqay in uu bedelay magaca dalkiisa ee Swaziland una bixiyay “Boqortooyada eSwatini”.
Arrrintan ayuu uga dhawaaqay garoon kubbada cagta ah oo loogu dabaaldegayay sanad-guuradii kontonaad eeka soo wareegatay xornimada wadankaas.
Magacan cusub, eSwatini ayaa la micno ah “Dhulkii Swaziga”inkastoo bedelida...
Magaaladda Abuja ee dalka Nigeria, ayaa waxaa ku soo dhamaaday shirweyne socday muddo Saddex maalin ah, kaasi oo u dhaxeeyey taliyayaasha ciidamada difaaca Qaaradda Africa iyo dowladda Mareykanka.
Shirkasi Soomaaliya waxaa uga qeyb galay Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas C/wali Jaamac Gorod iyo wafdi uu hoggaaminayo.
Shirka, ayaa intii...
Maamulka Somaliland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay xariga Boqor Cismaan Buur-Madoow oo ay xabsiga u taxaabeen ciidamada habeennimadii xalay.
Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Faysal Xiis Cilmi oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay isaga oo aan heysan amar inuu aaday Puntland, halkaasina uu kaga dhawaaqay ereyo ka soo horjeedo...
Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta Tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda, Xaaladda kala guur ee ciidamada AMISOM. Sidoo kalena waxaa lagu ansixiyay Tubta Arrimaha Bulashada iyo xeer Mamnuucya jarista dhirta iyo...
Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu is casilo ama xil ka xayuubin lagu saneeyo kaddib markii heshiishkii Dekadda Berbera Imaaaradku sheegay in ay la saxiideen dowladdii hore ee Soomaaliya.
Gudoomiyaha xisbiga WADANI C/raxmaan Cirro ayaa sheegay in warka ka soo baxay wasiirudawlaha arrimaha Dibadda...
Iyadoo dhawaan lagu waddo in la soo doorto guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliyeed, ayaa waxaa isa soo taraya musharixiinta u taagan qabashada xilka bannaan ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Taliyihii hore ee ciidamada Booliiska Soomaaliyeed islamarkaana ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Shariif Sheekhuna Maye ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u...


















