Roobabkan oo saacadihii aan soo dhaafnay siyaabo kala duwan uga curtay dhulka oomanaha ah ee koonfurta iyo galbeedka gobolka Sool oo xaalad biyo la'aan ahi ka taagnayd.
Deegaannada Qorilay oo dhaca K/bari degmada Laascaanood ayaa dhibicdii u horaysay ka daroortay gabal gaabkii shalay, halka degaano ku dhowdhowna ay hoglo ka...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa ku xukuntay min siddeed sano oo xabsi ah rag lagu soo eedeeyay inay si burcadnimo ah ugu dhici jireen dadka rayidka ah iyagoo xiran dareeska ciidamada.
Raggan xukunka lagu riday ayaa la sheegay in ay isticmaalayeen farsamooyin ay isugu ekeysiinayaan in ay...
Dowladda Kenya ayaa shaacisay in gabi ahaanba la xirayo xerada Qaxootiga Dhadhaab, halkaa oo hoy u ah in ka badan 230,000 oo qaxooti ah.
Warbaahinta ayaa heshay dukuminti ku saabsan xirista xeradan qaxootiga, islamarkaana Kenya ay xeri doonto bisha Agoosto ee sanadkan.
Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa horay...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta si rasmi ah u furay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in labadii sano ee lasoo dhaafay uu saxiixay labo sharci oo kaliya.
Wuxuu tilmaamay in looga baahan yahay Golaha Shacabka in ay dardargeliyaan ansixinta handiso sharciyeedyada oo wali...
Inta la xaqiijinayo 7 qof oo ay afar ka mid ahi carruur yihiin ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen, kaddib marki uu gantaal ku habsaday isbitaal ay taageerto hey’adda Save the Children dhinaca oo ku yaalla waqooyigalbeed ee dalka Yemen.
Save the Children, waxay sheegtay in madfaca ku dhacay isbitaalka...
Madax ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya, wakiillo ka kala socda Baarlamaanka dowlad gobolleedyada dalka iyo marti-sharaf kale ayaa lagu wadaa in ay maanta ka qeybgalaan munaasabada furitaanka Kalfdhiggii 5aad ee Golaha Shacabka oo lagu qabanayo Dugsiga tababarka Jen Kaahiye.
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu war-galiyay in uu maanta furmayo...
Qaramada Mudoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Ingiriiska, iyo Mareykanka ayaa soo dhoweeyay hal-abuurka ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ee dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo qorshaha dowladda ee lagu horumarinayo ammaanka.
Waxaan dhiirri gelineynaa go’aanka dowladda Soomaaliya ay ku fineyso dib-u-habeynta hay’adaha Ammaanka, dhaqaalaha iyo siyaasadda, waxaana hoosta ka xarriiqeynaa inaan howshaan...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya,Jamaal Maxamed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada xarunta ah ee Garoowe ,halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen mas'uuliyiin ka tirsan Puntland.
Booqashada wafdiga ka socda dowladda federaalka ayaa la xiriirta sidii wada-tashi ku aaddan wareegga koowaad ee Qorshaha Horumairnta...
Xukuumadda Soomaaliya waxaa ay caddaynaysaa mowqifkeeda sugan oo ah in dhulka Buuralayda Golan uu yahay dhul Suuriya ay leedahay oo Israa'iil ay xoog iyo sharci darro ku heysato iyadoo la raacayo dhammaan go'aannada sharciyeed ee caalamiga ah ee arrinkaasi laga soo saarray, waxaa ayna si waafi ah u sheegaysaa...
https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/videos/784223785291235/


















