Tuesday, August 18, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

War-saxaafaddeed ka soo baxay dowlad gobolleedka Galmudug ayaa lagu sheegay sharuudo dhowr ah oo ka horeeya wada hadal ay la gasho dowladda federaalka Soomaaliya, kaddib kulan Dhuusa-Mareeb ku dhaxmaray Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya iyo madaxda Galmudug. War-saxaafadeedka ka soo baxay Galmudug ayaau dhignaa siddan : Galmudug waxaa ay muujineysaa in...
Laga soo bilaabo Sabtidii toddobaadkan magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay ugu yaraan 15 Qarax oo galaaftay nolasha dad isugu jiray mas’uuliyiin dowladdeed iyo Shacab. Qaraxii ugu dhimashada badnaa shalay ayuu ka dhacay goob maqaaxi ah oo laga cunteeyo kuna taala waddada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama, waxaana qaraxaasi ku nafwaayay...
Ku dhawaad 20 ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen qarax duhurnimadii maanta oo Khamiis ah ka dhacay goob maqaaxi ah oo ku dhaw hotelka Weheliye ee magaalada Muqdisho,waana Qaraxii 13'aad Todoba Cisho Gudahooda,Iyadoona Aysan Jirin Cid kamida Madaxda oo Is Casishey Ama Xilka Looga Qaadey. Gaari walxaha qarxa...
Isimmada gobolka Mudug ayaa maanta go'aan ka soo saaray dhaqammada xun xun ee ku soo kordhay gobolka,waxaa ay si gaar ah u tilmaameen kufsiga ,dilalka,maandooriyaha iyo is qabqabsiga dhulka. Isimmada ayaa baaq u diray bulshada gobolka Mudug iyo xukuumadda Puntland,waxaa ay sheegeen dhaqammada xun xun in looga gudbi karo iyadoo...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax loo adeegsaday gaari oo ka dhacay inta u dhaxeysa Hotelka Wehliye iyo Isgooska Dabka. Qaraxan ayaa gaar ahaan ka dhacay afaafka hore Maqaayad laga cunteeyo iyadoo lagu soo beegay waqtiga qadada oo ay dad badan ku sugnaayeen, waxaana goobta ilaa waqtigan...
Guddoomiyaha Golaha Shacabk Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka dalbaday xukuumadda Soomaaliya in ay si deg deg u soo gudbiso sharciga doorashooyinka Qaranka. Hadalka ayuu guddoomiyuhu ka sheegay munaasabadii furitaanka Kalfadhigga Shanaad ee Golaha Shacabka oo maalintii shalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. “Si loo dardargaliyo in doorashooyin ay dalka ka...
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa kulan gaar ah oo ka yeesheen xaaladda Soomaaliya Arbacadii shalay waxaa ay isku raaceen muddo kordhin loo sameeyay Xafiiska Qaramada Midoobey ee UNSOM ilaa 31-da Maarso sanadkan soo socda ee 2020. Golaha Amaanka ayaa sidoo kale ka doodday doorashooyinka la filayo in ay dalka ka...
Koox hubeysan ayaa xalay toogasho ku dishay mid ka mid ah ganacsatada ku dhaqan degmada Dharkeynley ee Magaalada Muqdisho sida ay warbaahinta u sheegeen ehelada marxuumka la dilay. Koox bastoolado ku hubeysan ayaa toogasho ku dilay ganacsadaha oo lagu magacaabi jiray Sheekh Cismaan Xassan oo xiligaa ku sugnaa xaafadda Suuq...
Guddoomiyaha Gobolka Jarati ee dowlad deegaanka Soomaalida Saafi Diiriye Shaafi ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay toogasho xildhibaan ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida oo lagu magacaabo Bashiir Diiriye Camey uu ku dilay Labo ruux oo Shacab ah maalintii shalay Guddoomiyaha ayaa sheegay in toogashadan uu geystay xildhibaanka ay la...
Wasiirka arrimaha gudaha,federaalka iyo dimuqaradiyeynta Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad wuxuu sheegay illaa saddex degmo inay ku qaban doonaan doorasho qof iyo cod ah,qorshaha oo tijaabo u ah sidii ay Puntland ugu dhici lahayd shacabka inay soo doortaan madaxweynaha marka la gaaro sannadka 2023. “Waxaa qorshaha noogu jirta sannadkaan 2019ka inta...