Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi,Kim Jong-un ayaa gaaray magaalo xeebeedka Vladivostok oo markii ugu horreysay wadahadallo uga furmayo isaga iyo dhiggiisa Ruushka,Vladimir Putin.
Telefishanka dawladda Ruushka ayaa soo bandhigay Kim isaga oo ka baxaya tareenkiisa gaarka ah ee cagaaran,waxaa lagu soo dhaweeyay cuntada hiddaha iyo dhaqanka u ah dalkaasi.
Labada hoggaamiye ayaa marka...
Ra’iisal Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed oo booqasho ku jooga dalka China ayaa waxaa uu kulan la qaatay madaxda shirkadda shidaalka ee dalka shiinaha.
Kulanka labada mas'uul ayaa waxaa ay ku kala saxiixdeen heshiis ku kacaya 1.8 bilyan oo dollar, kaa oo ku saabsan horumarinta bixinta tamarta korantada iyo qaybin-teeda.
Mashruucan ayaa...
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku soo dhamaaday shir ay halkaa ku lahaayeen siyaasiyiin iyo qaar ka mid xisbiyada mucaaradka dalka.
Xildhibaanada ka tirsan Labada Aqal, Siyaasiyinta, Madaxda Xisbiyada Ileys iyo Wadajir ayaa waxaa ay shirkooda ka soo saareen Bayaan ka kooban dhowr qodob,kuwaas oo intooda badan eedeyn loogu...
Ugu ayaraan 17 ruux ayaa ku dhimatay dhul ku go'ay koonfurta-galbeed ee Colombia Axaddii, sida ay masuuliyiintu sheegeen.
Shan ruux oo kale ayaa ku dhaawacan tay, guryo badan ayaana ku burburay magaalada Rosas oo ka tirsan gobolka Cauca.
Dhul go'itaankan ayaa dhacay maalmo ka dib markii ay halkaas ka da'een roobab...
Madaxwaynaha DDS Mustafe Muxumed Cumar ayaa socdaal uu ku marayay maalmahan gobolada degaanka waxaa uu ku dhagax dhigay mashruuca dhismaha Kulliyada tababarada xirfadaha iyo farsamada oo laga dhisayo degmada Raaso.
Madaxwaynaha ayaa intuu socdaalka ku jiray wuxuu u kuur galay xaaladda dadka ku nool degmooyinka gobolka Afdheer, iyagoo madaxwaynaha uga...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in galinkii danbe ee shalay Qarax miino ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya lagula eegtay qeybo ka mid ah gobolka.
Inta la xaqiijinayo Labo askari oo ka tirsan ciidamada dowladda ayaa ku geeriyooday qarax miino loogu aasay wadada meel dulleedka ah deegaanka...
Diyaaradaha Mareykanka ayaa duqeyn cirka ah ka fuliyay deegaan ku dhaw degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay taliska AFRICOM.
Qoraal lagu daabacay bogga Twitter –ka ee taliska Africom ayaa lagu yiri’’ Labo sanadood ka hor ka hor Al-Shabaab ay heysatay xornimo dhinaca dhaqdhaqaaqa...
Boqorka dalka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz ayaa martiqaad soo gaarsiiyay madaxda dowladdaha Soomaaliya iyo Jabuuti, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle.
Martiqaadka Boqorka Sacudiga ayaa la xiriirta ka qeybgalka shirweyne u dhaxeeya Afrika iyo Sacuudiga, kaasoo looga hadlayo iskaashiga iyo wax wada qabsiga.
Shirkan ayaa Magaalada Riyaad Bisha Ramadaan la...
Wararka ka imanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu halkaa ka dhacay qarax miino oo sababay khasaare dhimasho.
Guddoomiye ku-xigeenkii Amniga degmada Maxaas Cabdirashiid Cismaan Carab ayaa lagu waramayaa in uu qaraxa ku geeriyooday
Ma jirto faah faahin intaa dhaafsiisan hasse ahaatee ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir dowlaha Sacuudiga u qaabilsan arrimaha Afrika Axmed Abdul Aziz Kattan ayaa ku sugan caasimadda Muqdisho,halkaas oo uu kullamo ka wado.
Wasiir dowlaha Sacuudiga u qaabilsan arrimaha Afrika iyo saraakiisha kale ee booqashada ku weheliya waxaa ay la kulmayaan madaxda sare ee dowladda federaalka oo uu ugu...


















