Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Salaasadii shalay kulan magaalada Moscow kula yeeshay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, labada hogaamiye ayaa ka wadahadlay xiriirka ganacsi, militari iyo xaalada wadanka Siiriya.
Erdogan iyo Putin ayaa weli isku khilaafsan arrimaha Siiriya, labada dhinac ayaa kala taageera xoogaga ku dagaalamaya dalkaasi.
Madaxweynaha Turkiga ayaa ugu baaqay...
Madaxweynaha France Macron ayaa sheegay in natiijooyin fiican ay kasoo baxeen wadahadalo horudhac ah iyo waan waanta laga dhexwado Maraykanka iyo Iran si loo qaboojiyo xiisada hada ka taagan barriga Dhexe.
Macron oo shalay ka hadlayey qodobada kasoo baxay shirkii G7 ayaa sheegay in uu dalkiisa ku casumay Wasiirka Arrimaha...
Israel ayaa fulisay ugu yaraan hal weerar oo ka dhan ah bakhaar hub oo ku yaalla dalka Iraq, waxaa sidaas weriyey wargeyska The New York Times.
Waxaa jiray qaraxyo dhowr ah oo bishan ka dhacay xerooyin lagu tababaro ciidamo iyo bakhaaro hub, oo ay leeyihiin ciidamada sida militariga u tababaran...
Dowlada Turkiga ayaa si adag u cambaareysay duqeyn dhanka cirka ah ee lala beegsaday Isniintii shalay kolonyo gaadiidka ciidamada Turkiga oo marayey gobalka Idlib ee waqooyiga wadanka Siiriya.
Duqeyntan ayaan khasaaro u geysan kolonyadan ciidamada Turkida oo watay gaadiidka dagaalka balse waxaa la sheegay inay ku dhinteen 3 qof oo...
Wafdigii ugu heerka sarreeyay ee ka socda dowladda Qatar ayaa maanta soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Wafdiga waxaa hoggaaminayay wasiirka arrimaha dibadda ahna Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani, waxaana qayb ka ah Wasiirka wasaaradda gaadiidka, isgaarsiinta iyo dekada dawladda Qatar, Jassim...
Wasaaradda caafimaadka Falastiin ayaa sheegtay in saddex nin oo Falastiini ah ay ku dhinteen mid kalana uu dhaawacmay kaddib marki ay toogteen ciidamada Israil Axadda maanta ah.
Bayaan kasoo baxay milatariga Israel ayaa lagu sheegay in diyaaradaha qumaatiga u kaca iyo taangiyadooda ay bartilmaameedsadeen koox Falastiiniyiin ah oo hubeysan oo...
Shacabka ku nool waqooyiga fog ee dalka Ruushka ayay soo food saartay cabsi xoog leh oo ay ka qabaan sun hawada ku faaftay, ka dib markii uu si aan ku talagal ahayn u qarxay gantaal halis ah.
Warbaahinta Ruushka ayaa soo tabisay in gantaalka milatariga ee qarxay uu sababay shucaac...
Hoggaamiyaha Xuutiyiinta Yemen Nin La Dhashay Oo Meedkiisa Laga Helay Guri Ku Yaala Magaalada Sanca.
Dhaqdhaqaaqa Xuutiyiinta Yemen ee dagaalka kula jira isbahaysiga Sucuudiga ayaa sheegay in la dilay nin la dhashay hoggaamiyahooda. ninka la dilay ayaa lagu magacaabaa Ibraahim Badrudiin Al-Xuuti
Wasaarada arrimaha gudaha ee Xuutiyiintu ayaa baahisay warka la xiriira geerida Ibraahim Alxuuti oo la dhashay hoggaamiyaha kooxdaasi Cabdimaalik Al-xuuti laga helay, waxayna...
Dowladda Filibiin ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah, kaddib marki dad gaaraya 622 qof ay u dhinteen xanuunka dengue oo ah cudur ay gudbiso kaneecada teeda dhiddiga ah.
Wasiirka caafimaadka Filibiin, Francisco Duque ayaa sheegay, in laga soo billaabo bishi Jannaayo ee sannadkaan ilaa bishi July la diiwaangeliyay kiisas...
Ciidammada ilaalada kacaanka ee dalka Iiraan ayaa qafaashey markab ajinabi ah oo marayay gacanka Cumaan,sida uu ku warray telefishinka dowladda ee Iiraan.
Waxay sheegtay in markabka uu siday shidaal cadaddiisu gaarayso ilaa 700,000 oo litar, waxayna intaasi ku dartay in toddobo qof oo shaqaale ka ahaa markabkana la xiray.
Iiraan ayaa...


















