Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xabad joojinta dhaqan gashay Jimcihii shalay ayaa lagu wadaa in ay dhamaato Salaasada soo socota, iyadoo Madaxweyne Erdogan sheegay in ciidamadiisa hawlgalka dib u bilaabi doonaan hadii xoogaga Kurdida ee loo yaqaan SDF aysan isaga bixin magaalooyinka saaran xaduuda Siiriya iyo Turkiga. Heshiiskan xabad joojinta ah ayaa laga soo saaray...
 Afar musharax oo ka soo jeeda Soomaalida haysata dhalashada dalka Kanada  ayaa u sharaxan doorashada dhawaan ka dhicidoonta dalka Kanada. Waana markii ugu horreeysay taariikhda dalkan Kanada oo ay iska soo sharaxaan tiro intaa la eg oo ka soo wada jeeda Soomaalida ku nool dalka Kanada. Musharixiintaan ayaa waxay ka kala sharaxan...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Talaadadii shalay ku dhawaaqay inuu dalka Turkiga u dirayo wafdi heer sare ah oo uu hogaaminayo ku xigeenkiisa Mike Pence, si ay Turkiga ugu cadaadiyaan inuu joojiyo dagaalka uu ku qaaday Waqooyiga Suuriya. Trump wuxuu sheegay in wafdigan oo uu sidoo kale ku jiro wasiirka...
Qatar ayaa difaacday hawlgalka Turkiga ee ka dhanka ah dagaal-yahannada Kurdish-ka ee Waqooyiga Syria, ayada oo sheegtay in Ankara ay u dhaqaaqday inay ka hortagto “halis kusoo wajahneyd”. Turkey ayaa Qatar ka caawisay inay ka bad-baaddo saameynta xayiraadda dhaqaale ee laba sano jirsatay ee ay saareen xulufo Sacuudiga uu hoggaamiyo. “Eedda...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta ballanqaaday “cunaqabateyn weyn” oo la saarayo Turkiga sababo la xiriira weerarka ay ciidamada dalkaas ku qaadeen Waqooyiga Syria ee ka dhanka ah Kurdiyiinta. Si kastaba, Trump ayaa mar kale difaacay go’aankii uu dalkaas uga saaray ciidamada Mareykanka oo dagaalka ka dhanka ah Daacish kula...
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ayaa heshiis la galay Xukuumada Bashar Al Assad oo uu horey dagaal uga dhaxeeyey. Heshiiskan ayaa qoraya in Xukuumada Bashar Al Assad ay ciidamadeeda keento Waqooyiga Siiriya halkaasi oo ay horey uga talin jireen xoogaga Kurdida...
Wasiirka gaashaan dhigga Mareykanka Mark Esper wuxuu sheegay inuu qalinka ku duugay amarka in ciidama dheeraad ah laga howl geliyo Sacuudi Carabiya ciidamadaasi oo ku hubeysnaan doono diyaaradaha dagaalka iyo habka difaaca. Wuxuu intaa ku daray ciidamada ay Washington u direyso sacuudiga in jawaab looga bixinayo 'khatarta gobolka soo food...
Laba gantaal ayaa lagu weeraray Markab saliidda qaada oo ay leedahay Iran, xilli uu ku safrayey Badda Cad, meel u dhow Sacuudi Carabiya, sida ay maanta ku warrameen saraakiil Iranian ah. Illaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Sacuudi Carabiya oo ku saabsan qaraxa lagu warramay. Taleefishinka...
Majalada Time ayaa sheegay shaqsiyaadka la filayo iney ku guuleystaan abaalmarinta nabadda ee Nobel oo sanadkan 2019-ka lagu qabanayo caasimadda Norway ee Oslo ayaa loo badinayaa inuu ka mid noqdo Ra'isalwasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed. Wargeyska ayaa u sababeeyey inuu Dr Abiy uu ku guuleysan karo abaalmarintaasi inta uu talada...
Madaxweyne Donald Trump ayaa ku hanjabay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga haddii Turkiga uu tallaabo aan loo meel dayin qaada ka dib go'aankii la yaabka lahaa ee ciidammada Mareykanka ay uga baxeen waqooyi bari Suuriya. Qoraallo uu xanaaq badan ka muuqdo oo is daba joog ah oo uu Trump soo...