Ra'iisal Wasaaraha Abiy Ahmed oo ka hadlay xaalada dalka Itoobiya kaddib rahshadiihii ugu danbeeyay ee ka dhacay ayaa sheegay in ay ku dhinteen ilaa 86 ruux.
Abiy ayaa arintan ka sheegay shir jaraa'id Axaddii shay, waxaana 86 -da qof ee dhintay uu sheegay in 4 ka mid ah ahaayeen dumar, ...
Ciidamada Itoobiya ayaa in ka badan 409 Qof xabsiga dhigtay, markii lagu eedeeyay in ay ka dambeeyeen rabshadihii dhowaan ka dhacay meelo badan oo ka tirsan Gobolka Oromiya.
Belene Seyoum Woldeyes, oo u hadashay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa sheegtay in maalmaha soo socda ay sii kordhi karto tirada haatan loo...
Ururka Daacish ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyey geerida hoggaamiyihii kooxda Abu Bakr al-Baghdadi, islamarkaana inuu beddelo u magacaabay Abu Ibrahim al-Hashimi al-Quraishi.
“Waxaan ka tacsiyeyneynaa…taaliyihii kooxda” waxaa sidaas bayaan cod ah oo uu aqriyey ku yiri Abu Hamza al-Quraishi, oo lagu sheegay afhayeenka kooxda.
Baghdadi, oo Daacish hoggaaminayey tan...
Dowladda Djibouti aya maanta ka digtey waxyeelada ka soo gaari karta duufaan la sheegay inuu ku soo wajahanyahay xeebbaha Geeska Afrika.
Wakaaladda saadaasha hawada ee dalka Djibouti ayaa tilmaamtey in duufaanku aanu saameyn doonin Djibouti hase yeeshe daruurraha kasoo go'ay duufaanta ay ku keeni karaan Djibouti roobbab wata biyo fara...
Dowladda Turkiga ayaa si weyn uga carootay go'aan kasoo baxay Faransiiska oo ku aaddan howlgalka uu Turkiga ka wado gudaha Suuriya.
Sharci dajiyeyaasha Faransiiska ayaa sheegay inaysan wax taageero ah u heynin tallaabada uu Turkiga qaaday.
War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga ayaa lagu cambaareeyay go'aanka...
Milateriga Mareykanka ayaa waxa uu shaaciyay muuqaalkii ugu horreeyay ee laga qaaday weerrarkii lagu dilay hogaamiyaha ururka la baxay Dowladda Islaamiga ah ee waqooyiga Suuriya.
Muuqaal midabka danbaska ah leh ayaa waxa uu muujinayaa ciidammada oo xabadaynaya maleeshiyaadka ku sugnaa dhismaha markii ay u dhacayeen goobtaas halkaas oo uu ku...
Golaha Amaanka Qarramada Midoobey ayaa uga digay dowladda Soomaaliya Wadashqeyn la'aanta guddiga Xeeldheerayaasha ee QM u qaabilsan la socodka cunaqabateynta hubka
Kaddib kulan ay Golaha Ammaanka ka yeesheen xaalada Soomaaliya ayaa ugu horreyn warbixin looga dhegystay safiirka Belgium u fadhiya QM Marc Pecsteen, oo ka hadlay muhiimada uu guddiga u leeyahay...
Madaxweynaha Mareykanka,Donald Trump ayaa sheegay in hoggaamayaha ururka Daacish,Abu Bakr al-Baghdadi lagu dilay weerar milatariga Mareykanku ay ka fuliyeen shalay gudaha Syria.
Trump ayaa sheegay in Baqdaadi uu ku cararay god dhulka hoostiisa ah, iskuna qarxiyay suunka qaraxyada oo uu xirnaa, iyadoo qaraxaasina ay ku dhinteen sadde carruur ah oo...
Madaxweyne Donald Trump ayaa maanta ku dhowaaqay in Mareykanka uu qaadayo dhammaan cunaqabateennadii uu horey u saaray dalka Turkey.
Trump oo shir jaraa’id ku qabtay Aqalka Cad ayaa go’aankan sabab uga dhigay islamarkaana amaanay xabad-joojinta ka dhaqan-gashay xuduudda Syria iyo Turkiga.
“Saaka, dowladda Turkey waxay maamulkeyga u sheegtay inay joojineyso dagaalkii...
Natiijada horudhac ah oo laga helayo doorashada dalka Canada ayaa muujineysa in xisbiga Liberal-ka ee ra'iisul wasaaraha dalka Canada uu markale ku guuleystay awoodda dalkaas.
Inkastoo uu guuleystay Justin Trudeau ayaa haddana waxaa la sheegayaa in uusan helin kuraastii loo bahnaa ee aqalka barlamaanka, taas oo ku qasbi doonta in...


















