Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ugu yaraan 18 qof ayaa ku dhimatay dhulgariir cabirkiisu ahaa 6.4 righter oo ku dhuftay dalka Albania,sida ay sheegtay wasaarada gaashaandhiga ee dalkaasi. Dhulgariirkan ayaa waxa uu dumiyay dhismooyiin islamarkana waxaa burburkii hoostiisa ku xannibmay dadkii halkaasi ku jiray. Nin ka mid ahaa dadka dhintay ayaa geeriyooday ka dib markii uu...
Wiil Soomaali ah oo 11 bilood jira ayey dawladda Denmark kasoo bad-baadisay Waqooyiga Syria kadib markii waalidkiis ay ku dhinteen dagaalka Syria. Ehelada wiilkaasi ayaa idaacadda VOA u sheegay in wiilkan laga soo qaaday magaalada Erbil, isagoo markiisii hore laga keenay xerada Al-Xuul halkaasi oo lagu xannaanaynayey tan iyo bishii...
Kumaa hadda maamula al-Qaacida?Khubarada Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in hogaamiyaha ururka Alqaacida Ayman Al- Zawahiri uu caafimaadkiisu aad u liito kadib geeridii Hamza bin Laden. Hamza ayaa muddo dheer loo arkaayey inuu yahay dhaxalka suurtagalka ah ee aabihiis Osama, kaasoo maamulayay weeraradii  9/11 isla markaana ahaa hogaamiyaha shabakada jihaadiyiinta ilaa...
Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay dalka Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa, ayaa walaalkii Mahinda u magacaabay Ra'isul wasaaraha cusub ee dalkaasi. Madaxweynaha cusub ee Sri Lanka oo lagu wado in Khamiista xilka loo dhaariyo, ayaa xilka qabanay iyada oo xilka ka dagayo Tanil Rajapaksa oo xisbigiisa si weyn looga guuleystay...
Hey’adda udooda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International ayaa sheegtay in dibad baxyada dalka Iran ay ku dhinteen in kabadan 100 ruux. War-saxaafadeed ay soo saartay hay’adan oo fadhigeedu yahay dalka UK ayaa ciidamada amaanka ku eedeeyay in ay tacadiyo kala duwan kula kaceen dibad baxyaasha. “Ugu yaraan 106 ruux oo dibad...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada muqdisho Cumar maxamuud maxamed Cumar Finisha ayaaa Amar dul dhigay dad shacabka  sodonkii sanno ee la soo dhaafay Deegaan ahaan ka dhigtay Dhismaaysha Dowlada hoose ee Muqdisho Gudoomiye Cumar ayaa muddo toban cisho ah u qabtay in looga guuro dhismayaasha Kooxda dowlada hoose ee...
Madaxwaynaha dalka Iran Xassan Ruuxaani ayaa ka digay dibad baxyada rabshadaha wato ee ka soconaya dalkiisa kuwaasi uu sheegay in ay hor seedi karaan amni daro. Dad lagu qiyaasay 87,000 oo ruux ayaa ka qeeb qaatay mudaahaaraadkii ugu dambeeyay ee dalka Iran ka dhacay, iyadoona lasoo wariyay in ugu yaraan...
Beesha caalamka ayaa si diirran usoo dhoweeyay tanaasulkii uu Farmaajo ka sameeyay dacwada dhanka badda ee kala dhaxaysay dowladda Kenya. Warmurtiyeed si wada jir ah ay usoo saareen dowladaha Iyo ururada Labaxay Beesha Caalamka oo ay soomaaliya qeyb ka tahay ayaa Farmaajo ku bogaadiyay is fahamkii uu lagaaray dowladda Kenya. Dhinacyada...
Dowladda Kuwait ayaa ugu baaqday Beesha Caalamka iyo Qaramada Midoobey in dhowraan madaxbabaanida dhuleed iyo siyaasadeed ee Soomaaliya. Nawaf Al-Ahmad, oo ah la taliyaha wafdiga Dowladda Kuwait ee Golaha amaanka ee Qaraada Midoobey ayaa sheegay in dowladdiisu ay soo dhaweyneyso cunaqabateynta hubka ee la saaray Soomaaliya waxaase uu ka digay...
Milatariga Israel ayaa sheegay in duqeyn diyaaradeed oo hor leh ay ka geesteen magaalada Gaza laba maalin kadib markii lagu dhawaaqay xabad Joojin labada Dhinac. Taliska milatariga ayaa sheegay in aysan duqeyn bartilmaameedyada ururka Islaamic Jihaad, balse ay beegsadeen saldhigyo ay ku sugnaayeen garabka hubeysan ee Xamaas. Dhanka kale ma jiro...