Boqortooyada dalka Sacuudiga ayaa ugu danbeyntii dil ku xukuntay Shan ruux oo loo heysto in ay ka danbeeyeen dilkii Wariyihii caanka ahaa ee Jamaal Khashoggi.
Wariye Jamaal Khashoggi oo ahaa wariye caan ah oo siweyn u dhaliila siyaasadda Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu dhax dilay sanadkii hore Qunsuliyada Boqortooyda Sacuudiga ee...
R/Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa Sabtidii cambaareeyay Rabshado lagu weeraray Maasjiddo oo ka dhacay gobolka Amharada.
Ra'isal Wasaare Dr Abiy Axmed oo bartiisa facebook fariin uu ku cambaareynayo dhacdadi magaalada Mootaa ee deegaanka Amxaarada oo masaajidda lagu gubay wuxuu sheegay "Dalka Itoobiya ee waddada horumarka cagta saaray oo dhaqanka...
Ugu danbeyntii Aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa isku raacay xalay saqdii dhexe in Soomaaliya laga dhaafay lagana cafiyay lacagihii deymaha ee uu Mareykanku ku lahaa
"Waxaa Soomaaliya lagu lahaa deymo aad u fara badan, taas oo dib u dhac ku keentay dhaqaalaha, malaayin qofna ay baahi ku noolaadaan.
Arrintan waxaa...
Aqalka Congress ka dalka Mareykanka ayaa maanta oo Arbaca ah dood ka yeelanaya islamarkaana cod u qaadi doona xil ka xayuubinta madaxweyne Donald Trump iyo in kale.
Kulan ay ku yeelan doonaan xarunta Aqalka Wakiilada ee magaalada Washington. DC ayeey dhamaan xubnaha Aqalka Wakiilada cod u qaadi doonaan laba qodob...
Maxkamad gaar ah oo ku taalla dalka Pakistan ayaa madaxweynihii hore ee militariga ahaa ee dalkaas Pervez Musharraf, ku heshy dambi qiyaameyn qaran ah oo weyn, waxayna ku xukuntay dil.
Kiiskan ayaa waxaa xuddun u ah go’aankii Musharaf uu sanaddii 2007 ku hakiyey dastuurka dalka islamarkaana dalka kusoo rogay xaaladda...
Wasiirka arrimaha dibedda ee Qatar, Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa sheegay inay qaadan doonto waqti in dib loo dhiso kalsoonida ka dhaxeysay Qatar iyo dalalka Khaliijka ka dib cunaqabateyn socotay labo sano iyo badh.
Balse, Wasiirka arrimaha dibedda ee Qatar ayaa horumar ku tilmaamay furitaanka wadooyinka loo marayo...
Shirka midowga warbaahinta wadamada carabta ayaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Suudaan.
Soomaaliya waxaa shirkaan uga qeyb galay wafdi balaaran oo uu hoggaaminayay agaasimaha cusub ee talefishinka qaranka Soomaaliyeed, Faarax Salaad Dharaar.
Sidoo kale furitaanka shirka waxaa goobjoog ka ahaa danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee Sudan Amb Mohamed Sheikh...
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta magaalada Gaarisa ka furay saldhig cusub oo ay yeelanayaan ciidamada cirka ee dalkaas.
Saldhiggan ayaa noqon doona midka ugu weyn ee ciidamada cirka dalka Kenya ay leeyihiin, lagana ilaalin doono ammaanka guud ee dalka Kenya.
Mas’uuliyiinta Kenya waxay sheegeen in saldhiggan cusub uu qayb ka...
Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson iyo xisbigiisa Conservative-ka ayaa ku guuleystay inta badan 650-ka kursi ee baarlamanka dalkaas.
Ayada oo waxyar mooyee dhammaan natiijada kuraasta shaaca laga qaaday, ayaa xisbiga ra’iisul wasaare Boris Johnson waxa uu xaqiijiyey 364 kursi, taasi oo ah guushii ugu weyneyd ee xisbigu gaaro tan iyo...
Ciidanka Booliiska Kenya oo fulinaya amar ka soo baxay dacwad oogaha guud ee Kenya ayaa xabsiga dhigay guddoomiyaha Koontiga Nairobi Mike Sonko kaasi oo loo haysto inuu dhunsaday lacag Malaayiin ah.
Guddoomiyaha ayaa Booliisku ka soo qabteen magaaladda Voi, isagoo markaasi ku sii jeeday Magaaladda dekeda ee Bosaso, Booliisku waxay...


















