Sunday, August 16, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya, kaddib markii Ra'iisal Wasaare Abiy Ahmed uu  amray ciidanka difaaca Qaranka in ay talaabo malatari  ka qaadaan  TPLF oo ku eedeysan in ay weerarreen saldhigyo ciidan. Warar soo baxaya ayaa sheegay in...
Qaabka loo doorto Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa waxay aad uga duwan tahay sida ay aduunyada kale u doorato Madaxweynahooda ama Raiisal Wasaarahooda. Caadi ahaan aduunka waxa ku guulaysta Kursiga Madaxweynaha musharaxa ugu codka badan dalkaas. Hadaba Maraykanku ma aha sidan, Madaxweynaha Dalka Maraykanka waxa doorta Electoral College, waxana mararka qaarkood dhacda...
Madaxweyne Donald Trump ayaa beeniyay warbixin ah inuu si deg deg ah ugu dhawaaqi doono inuu ku guuleystey doorashada madaxweynenimada dalkiisa habeenka talaadada haddii ay u muuqato inuu ka horeeyo'Joe Biden. "Maya, maya taasi waxay ahayd warbixin been ah,' ayuu u sheegay suxufiyiinta ka dib markii uu ka degay North...
Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday qorsheheeda ku aadan qaabilaada qaxootiga (2021-2023), waxayna sheegtay in ay bartilmaameedsan doonto heerka ugu sareeya ee qaadashada soogalootiga. Saddexda sano ee soo socota, Canada waxay shaacisay inay higsaneyso inay soo dhaweyso oo ay deganaasha cusub oo joogto ah siiso boqolaal kun oo qaxooti ah. Qorshahan oo...
Talaadada soo socoto oo taarikhdu ay ku beegan tahay 3-da bishaan November, ayaa waxaa lagu wadaa in guud ahaan wadanka Mareykanka ay ka dhacdo doorashada madaxtinimada ee sannadkaan 2020-ka, xilli xaalada cudurka Covid-19 ay kor u sii kaceyso gobollada qaar. Doorashadaan oo la qabto Talaadada ogu horeyso bisha November, ayaa...
Iyadoo uu sii xumaanayo xiriirka Dowladdaha Turkiga iyo Faransiiska ayuu madaxweynaha dalka Turkiga  Recep Tayyip Erdogan  waxaa uu dadkiisa ku booriyay in aysan iibsan baddeecadaha lagu sameeyo dalka Faransiiska. Fariin teleefishinka  uu u mariyay shacabkiisa ayuu ku sheegay madaxweyne Erdogan dadkiisa in aysan iibsan Alaabaha lagu sameeyo dalka Faransiiska, isaga...
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa weerar Afka ah ku qaaday dhaggiisa dalka Faransiiska Emmanuel Macron isaga oo sheegay in uu ku khafiifay naceybka dadka muslimiinta ah. Erdogan ayaa yiri'' Waxaa uu u baahan yahay in la baaro caafimaadka maskaxdiisa, waayo waxaa uu ku khafiifay dadka muslimiinta ah. Waxaa uu ...
Dowladda Mareykanka ayaa meel marisay islamarkaana ogolaatay in bukaannada la siiyo dawo la sheegay in lagu dabiibayo dadka qaba cudurka Covid-19, inkastoo haddana marka dhinaca kale la eego hay’adda caafimaadka dunida ay dhaliishay waxtarka dawadan. Hay’ad u qaabilsan dhinaca dawooyinka ayaa sheegtay in ay fasaxeen in dawadan oo lagu magacaabo...
Madaxweyne Donald Trump iyo Ninka la filayo in ay 3- bisha November ku tartamaan doorashada madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa yeeshay dooddoodii ugu danbeysay. Labada mas’uul ayaa aad uga dooday mowduucyo ay ka mid ahaayeen dhaqaalaha, isirka, isbaddalka cimmillada, ceymiska caafimaadka iyo socdaalka, hase yeeshee waxaa aad doodda u hareeyay uguna...
Inta la xaqiijinayo 12 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo lala beegsaday dugsi lagu barto diinta dalka Afghanistan. Warar ayaa sheegaya in duqeyntan ay ka dhacday dugsi Qura'aan oo ku yaalla tuulada Hazara Qurluq ayna ku dhinteen 11 caruur ah iyo macalinkoodii. Balse dowladda Afghanistan...