Buug Lagu Magacaabo (Daryeel Bulsho) kaana Caawin Doona Xanuuno Dadka ku Dhaca oo Dhawaan Soo Bixi Doona.

0
1734

Buugga (Daryel-Bulsho )

Waa Buug Kuu Soo Bandhigaya Habka ugu Sahlan ee qofka lagu Daawayn karo isaga oo isbitaal ama daawa qaadanin (cilmunafsiga)

Waa Daryeelka Nafta Bini’adamka
Hagaajinta & Dhamaan waxyaabaha laxiriira qofku in uu ku noolaado ,
Nolol dagan oo farxad leh . Mustaqbalka in uu ku kalsoonaado Qofku.

Dhinaca kale Waa Kahortaga Cudurada Qarnigan, Sida Walwalka, Walbahaarka, Kalsoni Darada,
Cabsida,Naxdinta, Qofka Soo
wajahda Carada Badan, Qofka oo
isku Buuqsan Shakiga Badan
Qaybahaas oo Dhan Waxaana Kaa Daawaynaya Markaad Akhriso buugaan .

Dhinaca Kale Waa (Latalin) Waxaa
lagaa Ciwinayaa Habka ugu Fudud ee lagu Daaweeyo Cudarada Aan soo Sheegnay

Sidoo Kale Waxaad Buuggan, Kahelaysaa Habka Ay u Shaqayso
Maskaxda Bini’adamka ,Guud Ahaan Qaybaha Fikirka,caadifadaha
Wadanaha & Sida uu u Shaqeeyo ,

Qoraaga Buugan Ayaa Mudo 20 Sano Ka Shaqaynayay Arimaha Caafimadka Waxa uuna Ku Taqasusuy Cudurada Ku Dhaca Dhimrka & Sida Qofka Loogu Daawayn karo (cilmunafsiga)

W/Q: Dr Abduqadir Abuukar Mursal.

  1.