Koox dhalinyaro ah oo reer Kenya ah oo ka tirsan ardayda jaamacadaha ayaa loo xilsaaray sameynta hub cusub iyada oo lagu fulinayo hawlgal qarsoodi ah oo loogu magac daray Mashruuca Warshadeynta Amniga Qaranka.
Ardaydan oo ku jira da'da 20-meeyada waxaa la soo xiriiray Adeegga Sirdoonka Qaranka sida uu shaaca ka...
Hay’adda Sirdoonka dalkaasi Itoobiya ayaa sheegtay kaddib howlgal ay sameeyeen ciidamada in ay gacanta ku soo dhigeen xubno ka tirsan Ururrada Al-shabaab iyo Daacish ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya.
Hay'adda Sirdoonka ayaa sheegtay in raggan la soo qabtay in muddo ahba ciidamadu ku daba-jireen ugu danbeyntiina u suurtagashay in...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Gantaallo lagu weeraray magaalada Asmara ee dalka Eritrea fiidnimadii xalay wax yar uu kaddib markii saraakiisha TPLF ku hanjbeen weerarka Asmara.
Horey waxey sidan oo kale xoogagga TPLF u weerarreen magaalooyinka Bahar Dar iyo Gonder oo ka wada tirsan gobolka Amhara ee dalka...
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne KMG ah u magacaabay gobolka ay dhibaatada ka bilaabatay ee Tigraay.
Abiy ayaa u magacaabay Dr. Mulu Nega in uu noqdo madaxweynaha KMG ee gobolka Tigrayga kaddib markii xasanaanadii laga qaaday saraakiishii sar sare TPLF.
Golaha Wakiilada Itoobiya ayaa dhawaan sheegay in ay...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay ku dishay dagaalka ka soconaya Ismaamulka Tigrayga ee Waqooyiga dalkaasi 550 xubnood oo ka tirsan xoogga u dagaalamaya TPLF.
Guud ahaan dagaalkan ayaa lagu waramayaa in uu geystay khasaare ballaaran oo soo kala gaaray dhinacyada dagaalamaya iyo barkaca dadka shacabka oo hadda hay’addaha calaamku...
Waxaa sii xoogeysana dagaalka u dhaxeeya ciidamada difaaca Qaranka Itoobiya iyo jabhada TPLF ee ka dagaalamaya gobolka Tigray-ga ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya.
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa ku eedeeyay ismaamulka Tigray-ga in ay waddaan wax uu ku tilmaamay qiyaano Qaran iyaga oo doonaya ayuu yiri bililiqeystaan hantida Qaranku leeyahay, waana tan...
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa maalinimadii shalay mar uu shir jaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa sheegay in duqaynta cirka ee ay fulinayaan Ciidamada cirku ay soconayso ilaa la wiiqayo awoodda ciidan ee TPLF.
Geesta kale waxa uu sheegay in Ciidamada cirka ee Itoobiya ay burburiyeen meelo lagu kaydinayay hubka culus oo uu...
https://youtu.be/xH9Cq3d67fc
https://youtu.be/CPYFiaL6cTE
Dowladda Jabuuti ayaa dalkeeda ka musaafurineysa ilaa 16 Askari oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo sida la sheegay gacan saar dhaw la leh Jabhada difaaca Tigray-ga.
Sida ay sheegtay Warbaahinta gudaha Jabuuti 16 kan Askari oo ay ka mid yihiin Korneelo iyo Taliyayaal ayaa waxaa qabtay ciidanka ilaalada madaxtooyada kuwaa oo...
Xiisada u dhaxeysa Xukuumadda Dhexe ee Itoobiya iyo ismaamulka Tigray-ga ayaa u muuqata mid cirka isku shareertay, iyadoo hadda laga cabsi qabo in ay Itoobiya gasho dagaal sokeeye.
Xiisadan ayaa ka dhalatay kaddib markii Ra'iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed uu amar ku bixiyay howlgal militari oo ka dhan ah...


















