Ciidamada Falaagada TPLF ayaa la sheegay iney la wareegeen xarunta Raadeerada ee la socodka duulimaadyada gobolka Tigray.
Warbaahinta ayaa tabineysa in dagaalka markale qarxay ee u dhaxeeya Militariga dalka Itoobiya oo garab ka helaya kuwa Ereteria iyo ciidamada Falaagada Tigrayga inuu ka dhashay khasaara badan oo isugu jira dhimasho iyo...
Turkiga ayaa wadahadalo kula jira seddex wadan iyagoo doonaya inay Soomaaliya ka caawiyaan horumarinta hawada sare , sida uu sheegay madaxa wakaaladda hawada sare.
Serdar Huseyin Yildirim, ayaa hadalkaan ka sheegay isagoo ka qeyb galayay shirka caalamiga ah ee sahaminta hawada, in kasta oo uusan sheegin waddammada ku lugta leh...
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Waqooyi ee Tigray ayaa sheegaya in halkaasi uu dib uga bilawday dagaal u dhaxeeya ciidamada dowlada dalkaasi iyo ciidamo Falaagada.
Ciidamada Falaagada Tigray ee TDF ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen dhowr magaalo oo ka tirsan gobolka Tigray, sida BBC-da u sheegeen...
Ciidamo Mareykan ah oo La Sheegay in Kenya La Geynayo Si ay Hawlgalo uga Fuliyaan Gudaha Soomaaliya.
Madaxweynaha dowladda Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah oo Mareykan ah loo dirayo Kenya si ay gacan uga geystaan dadaallada ka dhanka ah Alshabab.
Madaxweyne Biden ayaa warqad uu u qoray Koongaraska Mareykanka, wuxuu ku sheegay inuu ogolaaday in ciidamo gaar ah loo diro Kenya, kuwaas...
Ciidamada Militariga dalka Mali ayaa xiray madaxweynaha dalkaas iyo waliba Raysal wasaarahiisa, wasiirka difaaca ee dowladda kumeel gaarka ah ee dalkaasi.
Madaxweyne Bah Ndaw, iyo Raysal wasaare Moctar Ouane, wasiirkiisa difaaca Souleymane Doucoure ayaa dhamaantood loo kaxeeyay xero Militari oo ku taala magaalada Bamako.
Xariga madaxda dalka Mali ayaa kusoo beegmeysa...
Britain ayaa u direysa Soomaaliya 250 askari si ay gacan uga geystaan la dagaalanka Al Shabaab.
Tallaabadan oo la qaadayo 12-ka bilood ee soo socda gudaheeda, waxay noqontaa hawlgalkii ugu horreeyay oo rasmi ah oo ciidanka cusub ee Ranger UK uga howlgalayaan Soomaaliya, sida uu sheegayo wargeyska Ingiriiska ee Express.
Waxay...
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta shir gaar ah ka yeeshay xaaladda Soomaaliya, waxaana hor tegay oo khudbado ka jeediyey xubno ay ka mid yihiin wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq iyo wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.
Ugu horeyn wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa khudbadiisii...
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inay xayiraad dhinaca fiisaha ah kusoo rogtay saraakiisha Itoobiya iyo Eriteriya ee lagu eedeeyay inay hurinayaan dagaalka 6-da bilood jirsaday ee ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya.
Maraykanka ayaa ku eedeeyay saraakiishaan in aysan qaadin talaabooyin macno leh oo lagu joojinayo colaadda.
"Dadka ku nool Tigreega...
Muwaadin Soomaaliyeed oo magangalyo doon ah ayaa lagu xukumay 146 sano oo xarig ah sababo la xidhiidha dambi ku saabsan tahriibinta dadka, sida lagu sheegay xukun kasoo baxay maxkamad ku taal Giriiga.
Muwaadinkan Soomaaliyeed oo ah 27 jir, ayaa waxaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta tahriibinta muhaajiriin ka yimid...
Warka ka soo baxay Wasaarradda Caafimaadka Falastiin ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 7 ruux oo qaxooti ah ay ku dhinteen duqeymaha aan loo meeldayin ee Israel ay ku garacayaan marinka Gaza
Dadka dhintay ayeey Wasaarraddu sheegtay in ay intooda badan yihiin carruur iyo haween, ku jiray xero lagu magacaabo...


















