Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Antony J. Blinken oo maanta la hadlay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, ayaa carabka ku adkeeyay baahida loo qabo xabad joojin deg deg ah, oo ka dhaqan gasha waqooyiga Itoobiya.
Xoghaye Antony J. Blinken ayaa ku booriyay Raysal wasaare Abiy inuu u hogaansamo go'aamadii kasoo baxay...
Xoghayaha arrimaha difaaca dalka Kenya, Monica Juma iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, ayaa ku kulmay magaalada Nairobi, halkaas oo ay uga wada hadleen xaaladda amni ee geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya.
Monica Juma ayaa qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda twitterka waxay ku sheegtay in ay...
Ganacsade Soomaali ah oo lagu magacaabo Cabdullaahi Bootaan Saruurow, ayaa Meydkiisa laga helay meel aan ka fogeeyn Magaalada Brits ee Gobalka North West, ee dalka Koonfur Afrika sida ay Booliska gobalka xaqiijiyeen.
Marxuumka, ayaa saddexdii maalin ee ugu dambeysay lagu weysanaa nolol iyo geeri, Markii cidi ugu wardambaysay waxay aheyd ...
Magaalada Makelle ee Caasimada gobolka Tigray waxaa lagu soo bandhigay kumanaan mabaaxiis oo ka tirsan ciidamada Militariga dowladda Itoobiya, kuwaas oo la sheegay in lagu qabtay dagaaladii u dhaxeeyay TPLF iyo Militariga dalka Itoobiya.
Dadweyne farabadan ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee caasimada Makelle ee lagu soo badhigaayay maxaabiistan.
Maxaabiista...
Ciidamo Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ayaa gudaha u galay dalka Itoobiya, sida uu sheegay Robert F. Godec, oo ah sii hayaha ku xigeenka xoghayaha Waaxda Arrimaha Afrika ee Mareykanka.
Robert F. Godec, ayaa hadalkaan sheegay kadib markii Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Aqalka Wakiillada Mareykanka ay weydiisay waxa ka...
Baarlamaanka Carabta ayaa soo dhaweeyay go'aankii dhawaan kasoo baxay golaha wadatashiga qaranka Soomaaliya ee ku saabsanaa jadwalka doorashooyinka dalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta Caadil Bin Cabdiraxmaan Al-casuumi ayaa bogaadiyay sida madaxda Soomaalida aay u muujiyeen doorka kaga aadana sidii horay loogu dhaqaaqi lahaa si doorasho dalka u aado.
Guddoomiye Caadil Bin...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya Mustafe Maxamed Cumar Cagjar ayaa sheegay ineysan marnaba u dulqaadan doonin shaqsiyaadka uu sheegay iney la shaqeeyaan ama taageeraan Ururka TPLF, ee ka dhex dagaalama gudaha dalka Itoobiya.
Madaxweyne Mustafe Maxamed Cumar oo kulan la yeeshay golaha fulinta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay...
Booliiska wadanka Jarmalka ayaa si rasmi ah u shaaciyay magaca wiil Soomaali ah oo dhawaan gudaha dalkaasi dil iyo dhaawac ugu geystay muwaadiniin u dhalatay dalkaasi.
Ninkan Soomaaliga ah ayaa ku noolaa magalaada Würzburg ee ku taala koofurta dalka Jarmalka, waxaana magaciisa lagu soo koobay Jibriil, waxaana la sheegay inuu...
Militariga dowladda Itoobiya ayaa beeniyay iney duqeyn dhinaca cirka aha aay ku dileen dad ku sugnaa Suuq weyn oo ku yaala gobolka Tigray, islamarkaana sheegay iney bartilmaameedsadeen dagaalayahanada Mucaaradka oo dhar shacab ah xirnaa.
Afhayeenka ciidamada difaaca qaranka Itoobiya Kornel Getnet Adane ayaa warbaahinta u sheegay ineysan jirin dad shacab...
Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee maanta diyaraad nooca loo yaqaano Helikobtar oo u safreysay layli aay ku dhacday duleedka magaalada Nairobi.
Booliiska Kenya ayaa shaaciyay in 17 askari aay ku geeriyoodeen lix kale oo dhaawacyo culus qabana laga soo badbaadiyay goobta...


















