Baarlamaanka dalalka ku midaysan jaamacadda Carabta ayaa kulan ku yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar, waxaana looga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan go’aanka ICJ, doorashooyinka iyo amniga.
Ugu horreyn, xubnaha baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ), oo u xukuntay Soomaaliya dacwadda badda ee...
Kalluumeysatada gobolka Xeebta ee Lamu ayaa sheegaya in aysan jirin wax ka hor istaagaya in ay ka kalluumeystaan biyaha lagu muransanaa ee Maxkamadda ICJ u xukuntay Soomaaliya.
Lamu oo ay ku nool yihiin in ka badan 7,000 kalluumeysato ah oo noloshoodu ay si toos ah ugu tiirsan tahay kalluumeysiga, ayaa...
Afhayeen u hadashay wasaarada arrimaha didabadda ee Taiwan, ayaa waxba ka majiraan ku tilmaantay warbixin uu qoray wargayska Global Times, ee ku hadla afka dowlada China, kaasi oo xukuumada Taipie ku eedeeyay in ay laaluush siiso siyaasiyiinta Somaliland iyo qoysaskooda si ay u buun buuniyaan qadiyada madax-bannaanideeda.
Sida lagu daabacay...
Dowladda Maraykanka ayaa carrabka ku adkaysay in loo baahan yahay in la dhameystiro doorashooyinka Soomaaliya, isla markaana si degdeg ah loo dhameeyo khilaafka Farmaajo iyo Rooble.
Xafiiska arrimaha dibadda Maraykanka ee Afrika, ayaa sidaasi sheegay, kadib kulan ay wada qaateen wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, iyo kaaliyaha Xoghayaha...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa rajo xumo ka muujiyay xukun ay maxkamadda caalamiga ah ee ICJ ka soo saartay muranka badda ee u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya.
Xukunka la soo saaray Talaadadii shalay, ayay maxkamadda ICJ waxay siisay Soomaaliya inay maamusho inta badan dhul baddeedkii ay dowladda Kenya haysatay.
Madaxweyne...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa taageeray hawlgalka wadajirka ah ee Qaramada Midoobay ee hoos imaanaya Cutubka VII ee howlgalka nabad -ilaalinta Soomaaliya, sanadka soo socda.
Howlgalkan ayaa ah in wixii ka dambeeya 2021 howlgalka Amisom lagu wareegiyo Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo wadajir ah. Ama in...
Dowladda Kenya ayaa waddo qorshe ay ku xoojineyso joogitaankeeda Soomaaliya, iyadoo ciiddamo horleh usoo diraysa Soomaaliya.
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Kormeeraha Guud Hillary Mutyambai ayaa lagu sheegay in Soomaaliya la geyn doono ciidamo boolis ah oo hoos yimaada magaca AMISOM si ay gacan uga geystaan ilaalinta sharciga iyo kala...
Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa maanta soo dhisay golihiisa wasiirada cusub ee kamid noqonaya xukuumadda cusub ee Itoobiya hogaamin doonta 5ta sano ee soo socoto.
Wasiirada maanta la magacaabay ayaa isugu jira kuwo cusub oo saaxadda siyaasaddu hadda ugu horeyso, kuwo xilal hore dawladda ka hayay iyo kuwo wasaaradahoodii...
Dawlaha Jarmalka iyo Ingiriiska oo Xarun Difaaca Qaraxyada Looga Hortago ka Hirgelinaya Dalka Kenya.
Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ayaa ka bilaabay dhismaha xarun looga hortagayo waxyaabaha qarxa (C-IED), si kor loogu qaado awoodda ciidamada ee la dagaalanka Alshabaab.
Ingiriiska iyo Jarmalka ayaa iska kaashaday, si ay Kenya ugu dhisaan xarun milateri oo doonaysa inay sare u qaaddo awoodda saraakiisha amniga si ay naftooda u...
Facebook, Instagram iyo adeegga farriimaha WhatsApp-ka ee sida weyn loo adeegsado ayaa dib hawada ugusoo laabtay xalay saqdii dhexe, ka dib muddo illaa lix saacadood ah oo ay dunida ka maqnaayeen.
Qoraal ay soo dhigtay barteeda Twitter -ka fiidnimadii Isniinta, ayaa shirkadda Facebook waxay ku sheegtay in barnaamijyadeeda ay ku...


















