Sunday, August 16, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa mar uu kulan u qabtay maamulka sare ee xukuumaddiisa, waxaa uu sheegay in dagaalkii dhawaan ka dhacay gobolka Wallo ee dowlad degaanka Axmaarada, ay ka qayb qaateen ciidamo aan Itoobiya u dhalan oo caddaan iyo madaw isugu jira. Abiyi Axmed ayaa sidoo kale sheegay...
Dowladda Kenya ayaa xabsiga ka siidaysay Ninka u dhashay dalkeeda oo masuul ka ahaa weerar lagu dilay 11 qof oo ka dhacay saldhigga basaska ee Machakos Country, ee Nairobi. Maxkamad ku taal magaalada Nairobi ayaa Elgiva Bwire Oliacha, waxay sannadkii 2011 ku xukuntay xabsi daa’in, isagoo la sheegay inuu katirsanaa...
Ciidamada Booliiska wadanka Zambia ayaa shalay xabsiga u taxaabay boqolaal muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku nool caasimada labaad ee dalkaasi Ndola Xili ay kasoo baxeen Saaladii Jimcaha. Dadkan Soomaaliyeed ee Booliiska dalkaasi ay Masajidka ka hor qabqabteen ayaa waxay isugu geeyeen garoon lagu ciyaaro kubada cagta oo ku yaala magaaladaasi. Guddoomiyaha...
Raysal wasaaraha dalka Canada Justin Trudeau ayaa ku dhawaaqay golahiisa wasiirada oo ka kooban 38 wasiir oo kala bar ay dumar yihiin. Golaha wasiirada ee uu magacaabay raysal wasaaraha dalka Canada waxaa markii sadaxaad kasoo dhex muuqday Axmed Xuseen Axmed oo Soomaali Canadain ah, kaasoo loo magacaabay wasiirka Guryenta kala...
Wararka ka imaanaya wadanka Suudaan ayaa sheegaya in raysal wasaarahii dalkaasi Cabdalla Xamduuk la galiyay xabsi guri saakay oo isniin sida uu baahiyay Tv-ga Alxadath ee dalkaasi. Wararka waxay intaasi ku darayaan in ciidamo ka tirsan militariga dalka Suudaan ay isku gadaameen guriga raysal wasaare Cabdalla Xamduuk, waxaana dadka la...
Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii uu qarax Sabtidii xalay ka dhacay maqaayad caan ah oo ku taalla duleedka caasimadda Uganda ee Kampala. Sida uu Boolisku sheegay, qaraxu wuxuu ka dhacay abaarihii 9 -kii fiidnimo ee xilliga bandowga, goob wax lagu...
Waxaa wali socda dagaallada gobolka Ma’rib ee dalka Yemen kuwaasoo u dhaxeeya ciidamada dowlada uu caalamka aqoonsanyahay ee yaman oo gacan ka helaya isbaheysiga uu xulufada ka yahaysacuudiga. Dagaalkaasi kuwoodii ugu danbeeyana waxaa la sheegayaa in tobaneeyo ka tirsan xoogagga Xuutiyiinta lagu dilay weerar ay qaadeen ciidamda ay taageerayaan dowladaha...
Recep Tayyip Erdogan Madaxweynaha Turkey ayaa Khamiistii ku hanjabay inuu eryi doono safiirada dalalka Mareykanka, Jarmalka iyo sideed kale oo reer galbeed ah kadib markii ay soo saareen war-saxaafadeed wadajir ah oo ay ku taageerayaan hoggaamiye ka mid ah bulshada rayidka Turkey. Osman Kavala oo ah 64 jir Turkish ah...
Dowladda Kenya ayaa mar kale ku adkeysatay in xuduud -badeedka ay la wadaagto Soomaaliya uu ku socdo xarriiq dhanka bari ah oo laga soo bilaabo halka ay labada dal ku kulmaan ee Badweynta Hindiya. Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aysan Soomaaliya ku wareejin doonin taako ka mid ah...
Ciidamada Cirka ee Itoobiya ayaa galinkii hore ee maanta  duqaymo cirka ah la beegsatay qaybo kamida magaalada Mekele ee degaanka Tigray. TPLF ayaa sheegtay in duqaymahan lala beegsaday dad shacab ah, iyo goobo ay leeyihiin dad rayid ah oo aan waxba galabsan. Balse Dawladda Itoobiya oo duqaymahan ka hadashay ayaa...