Diyaarad militari oo Masaari ah oo ay ku raran yihiin gargaar caafimaad iyo daawooyin ah ayaa usoo ambabaxday Soomaaliya, si ay gacan uga geystaan taageerada shacabka Soomaaliyeed.
Gargaarkan waxaa bixiyay Wasaaradda Caafimaadka iyo dadweynaha, waxayna ku timid hirgelinta awaamiirtii Madaxweyne Abdel Fatah al-Sisi si, loo sii wado taageerada Masar ee...
Dowladda Maraykanka ayaa abaal marin guddoonsiisay qaar ka mid ah askartii Ameerikaanka ee ka qeyb qaatay dagaalkii la magac baxay “Black Hawk Down” ee Muqdisho ku dhexmaray ciidamadii Jeneral Ceydiid iyo ciiddamadii Maraykanka ee Muqdisho ku sugnaa, sannadkii 1993.
Askartan ayaa la guddoonsiiyay 18 abaal marinood oo silver ah, waxaana...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo khasaare geystay oo lala eegtay kolanyo ka tirsan ciidamada dowladda Kenya oo ka dhacay xaduud beenaadka labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.
Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Shangaani iyo Kambooni oo...
Qaraxa miinada dhulka lagu aaso ayaa haleelay kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya oo maraayay inta u dhaxeysa Kayunga iyo Shangani oo ka tirsan gobolka Lamu.
Goobjoogayaal ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ee weerarka lala beegsaday ay rasaas fureen kadib weerarkii IED.
Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkan, waxayna sheegeen inay ku...
Urur ay ku mideysaniyiin Qareennada Soomaaliyeed ee qurbajoogta ah oo fadhigiisu yahay magaalada Melbourne ee waddanka Australia ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Soomaaliya u gudbiyay maxkamada caalamiga ee dambiyada dagaalka ee ICC ee magaalada The Hague.
Ururkan waxay maxkamadda u gudbiyeen afar kiis oo kala ah, kiiska Ikraan Tahliil...
Dowladda Kenya ayaa heegan sare uga jirta xukunka Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda (ICJ), ay bisha soo socota ka gaari doonto dacwada ku saabsan muranka soohdinta Badweynta Hindiya ee Soomaaliya iyo Kenya.
Maxkamadda ICJ ayaa go'aankeeda ku dhawaaqi doonta 12-ka Oktoobar, iyadoo soo afjaraysa dacwad daba-dheeraatay oo u dhaxaysay labada...
Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa ka digay inay suuragal tahay inuu go’aansado inuu Ciiddanka Uganda ka soo saaro Soomaaliya, sababo la xiriira is-maandhaafka Siyaasadeed ee ka jira dalkaasi.
Madaxweyne Museveni oo wareysi siiyay TV -ga France24 ayaa sheegay inuu ka daalay oo uu ka xun yahay muranka siyaasadeed...
Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ka bixitankooda Afghanistan uusan ka dhignayn in ay faraha kala baxayaan dagaalka ay kula jiraan kooxaha argigixisada ee dalkaas ku sugan.
Xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad, Jen Psaki ayaa sheegtay in Maraykanku uu si lamid ah Soomaaliya iyo Yemen uu kooxaha argigixisada ku beegsadan doono gudaha...
Maraykanka ayaa duqeyn xagga cirka ah ku dilay madaxii Daacish ee qorsheeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee khamiistii ka dhacay meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Kabul ee caasimadda Afghanistan.
Duqayntan ayaa dhacday in ka yar 48 saacadood kadib markii weerarkaas ismiidaamin ah lagu dilay in ka badan 160 qof...
Xoogaga Taalibaan ayaa sheegtay iney si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta Madaxtooyada dalka Afganistaan ee ku taala magaalada Caasimada ah ee dalkaasi Kabul.
Taalibaan ayaa gudaha u gashay xarunta Madaxtooyada dalkaasi saacado kadib markii uu halkaasi isaga baxsaday madaxweynahii wadankaas Ashraf Ghani.
Hogaamiyaha Taalibaan iyo ilaaladiisa ayaa kasoo dhex muuqday xarunta Madaxtooyada dalkaasi oo...


















