Kooxda TPLF ayaa sheegtay inay oggolaanayaan xabad joojinta ay ku dhawaaqday dowladda Itoobiya, haddii ayay yiraahdeen gargaarka bani'aadanimo la gaarsiinayo dadka ku dhaqan gobolka Tigray.
TPLF ayaa marar hore waxay sheegtay inay mudnaanta siinayaan shacabka Tigray, kuwaas oo inbadani ay dhibaatooyin kala duwani kasoo gaareen dagaalka mudada sannadka ka badan...
Kooxda Xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yemen ayaa weerar loo adeegsado diyaarado nuuca aan duuliyaha laheyn ku qaaday xarun shidaalka dalkaasi lagu keydiyo oo kutaala magaalada Jidah.
Dab xoogan iyo qiiq madow ayaa la arkayay oo ka baxaya goobta ay weerareen kooxda Xuutiyiinta, warbaahinta Sacuudiga ayaana sheegay in gantaalo ku...
Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay weerarkii ka dhacay magaalada Baladweyne ee lagu dilay xildhibaan Aamina Maxamed oo katirsanayd barlamaanka Soomaaliya iyo dad kale oo shacab ahaa.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midooba Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyay in baaritaan lagu sameeyo falka lagu dilay xildhibaannada, wuxuuna ku baaqay in doorashada Soomaaliya lagu...
Dowladda Itoobiya ayaa go’aansatey inay soo afjarto colaaddii kala dhaxeysay Jabhadda gobolka Tigray ee TPLF sababo bini’aadaninimo awgeed..
War-saxaafadeed ka soo baxay dowlada Itoobiya ayaa lagu sheegay in dad badan oo ku nool gobolka Tigray ay u barakacayaan dowladaha dariska ah si ay u helaan gargaar bini’aadantinimo.
Sidoo kale War-saxaafadeedka ayaa...
Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa saddex askari oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya ku abaalmariyay billado ay ku muteysteen weerarkii 5-tii Janaayo ee 2020, ee Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigga Manda, ee gobolka Lamu.
Agaasimaha Hawlgalka ee AFRICOM Sarreeye Gaas Gregory Anderson ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Kornayl Daniel Rotich, Major...
Dowladda Uganda ayaa ciidamo cusub u soo dirtay Soomaaliya, si ay qeyb uga noqdaan howlgalka ATMIS-ka ee lagu bedelayo AMISOM.
Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda (UPDF) Gen. Wilson Mbasu Mbadi ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu sagootinayay guutada 35-aad ee (UGA BAG XXXV) ee loo soo diray Soomaaliya si ay uga...
In ka badan 10 askari oo ka tirsan ciidamada dowladda Kenya ayaa lagu dilay qarax miino oo waddada dhinaceeda lagu aasay, sida ay sheegeen qoyska mid ka mid ah askarta dhimatay.
Dowladda iyo Ciidamada Difaaca Kenya ee (KDF) midkoodna si rasmi ah ugama hadlin dhimashada askarta – taas oo ka...
Ka dib markii dowladda Soomaaliya iyo qaar kamid ah maamul goboleedyada ay ku guuldareysateen dhameystirka doorashada aqalka hoose oo ku ekayd 15-ka Maarso, Mareykanka ayaa sheegay inuu kordhiyay tirada madaxda Soomaalida ah ee lagu soo rogay xayiraaddaha fiisaha.
Wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka ayaa sheegtay, iyadoo raacaysa siyaasad ay ku dhawaaqay...
9 xildhibaan oo ka tirsan Congresska Maraykanka garabka xisbiga Jamhuuriga, ayaa dowlada Maraykanka u gudbiyay, codsi ay ku doonayaan in dowladoodu xidhiidh dibulumaasiyadeed iyo wada shaqayneed ay la yeelato Somaliland.
"Waxaanu ku boorinaynaa maamulka madaxweyne Biden in uu xidhiidh qoto dheer Somaliland kala yeesho dibulumaasiyada, dhaqaalaha, iyo danaha amaanka," ayaa...
Xafiiska Wasaarada Arrimaha Dibadda Maraynkanka ee Arrimaha Afrika, oo ka hadlay kulan ay la yeelan doonaan madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in ay ka wada hadli doonaan iskaashiga Somaliland iyo Maraykanka iyadoo la raacayo siyaasada "Soomaaliya mid ah".
"Waanu soo dhawaynaynaa fursada aanu kula kulmayno Muuse Biixi Cabdi,...


















