Saturday, August 15, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in sare u kaceyso gaajada ka jirta Soomaaliya ee ay abaaruhu sababeen, iyadoo sheegtay in ka badan lix milyan oo qof inay hadda soo food saartay cunto yari ba'an. Afhayeenka Qaramada Midoobay, Eri Kaneko, ayaa sheegtay in nafaqo-xumada ba'an ee carruurta ay sidoo kale ay kor...
Dowlada Shiinaha ayaa eedeyn u jeedisay wadanka Sweden kadib dhacdadii ugu dambeysay ee lagu gubay kitaabka Quraanka ee ka dhacaday Sweden. Talaabadan ayaa ka yaabisay dad badan, maadaama shiinaha uu tacadiyada ugu xun u geysto muslimiinta ku nool gobol ku yaalla woqooyiga galbeed dalkaas, kuwaasoo lagu guray xabsiyo, loo diiday...
Boqolaal Itoobiyaan ah ayaa safaf dhaadheer u galay safaaradda Ruushka ee magaalada Addis Ababa si ay uga mid noqdaan calooshood u shaqaystayaasha u dagaalamaya dalka Ruushka. Xubno dadka Safaarada safafka u galay ka mid ah ayaa yiri; “Waxaan maqalnay in halkan laga qorayo dadka khibrada ciidan leh Intii aan nolosha...
Maxkamad kutaala Ingiriiska ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Cali Xarbi Cali oo asalkiisu yahay Soomaali, kaas oo lagu helay inuu dilay xildhibaan katirsanaa barlamaanka Ingiriiska oo lagu magacaabo Sir David Amess. Ninkaan oo la sheegay inuu katirsanaa kooxda Daacish ayaa bishii October ee sannadkii hore Toreey ku dilay  xildhibaanka laga...
Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika ayaa lagu soo waramayaa inuu xilka ka tagayo iyadoo gobolka ay hareeyeen qalalaaso siyaasadeed iyo kuwo bini’aadantinimo. David Satterfield ayaa xilka iska casilaya saddex bilood uun ka dib magacaabistiisa, sida laga soo xigtay saraakiil aan la magacaabin oo la hadlay majaladda...
Booliiska Ingriiska ee Metropolitan Police ayaa ganaaxay raysalwasaaraha UK Boris Johnson iyo wasiirkiisa maaliyadda Rishi Sunak kadib markii ay jabiyeen shuruucdii xanibaada ay isla dowladdiisa soo rogtay xanuunka COVID-19 awgiis. Xafladaha lagu eedeeyay inay ka qeybgaleen raysalwasaaraha iyo Wasiirkiisa maaliyadda ayaa la qabtay xilligii ay jirtay xayiraada COVID-19 kuwaas...
Guddiga Midowga Afrika ayaa walaac weyn ka muujiyay War-Saxaafadeed dhawaan ka soo baxay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, kaasoo ku aadanaa eryida Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Danjire Francisco Caetano Madeira. Guddoomiyaha midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa muujiyay inay kasoo horjeedaan eryida wakiilkooda, isagoo sheegay inay xushmaynayaan warqadda madaxweyne Farmaajo...
Maxkamadda sare ee Itoobiya qaybta la dagaalanka Argagaxisada, ayaa xeer ilaalinta heer federal ee Itoobiya ku amartay inay maxkamadda hor keenaan Hoggaamiyaha TPLF Debretsion, Afhayeenka TPLF Getachow Reda iyo xubno kale oo kamid ah kooxda TPLF. Dowladda ayaa sidoo kale ugu baaqday xubnahaasi kamid ah TPLF inay iska soo xaadiriyaan...
Isaaq Cabdi Maxamed ayaa loo doortay xubin ka tirsan golaha deegaanka magaalada Barron ee gobolka Wisconsin ee dalka Mareykanka. 37-jirkan ayaa 179 cod ka helay doorashadii Talaadadii, isagoo ka adkaaday Maureen "Mo" Tollman oo horay ugu fadhiyay kursiga, isla markaana doonayay in mar kale la doorto. Maureen "Mo" Tollman ayaa...
Dowladda Turkiga ayaa go’aan cusub oo dad badan lama filaan ku noqday ka qaadatay kiiska dilka Wariyihii u dhashay boqortooyada Sacuudiga ee sida arxan darada ahaa loogu dhax dilay gudaha Qunsuliyada Sacuudiga ku leeyahay magaalada Istanbuul. Turkiga ayaa horey dacwad ugu soo oogay 26  eedeesane oo u dhashay Sucuudiga, waxaana...