Guddida la dagaallanka musuqa ee degaanka Soomaalida ayaa maanta yeeshay kulankoodii u horreeyay, iyagoo soo saaray awaamiro cusub oo la dul dhigay dhammaan xafiisyada iyo laamaha kala duwan ee dowlad degaanka Soomaalida.
Haddaba guddidan ayaa kulankoodii maanta ku sheegay in muddo saddex bilood ah la hakiyo dhaqdhaqaaqa iyo kala wareejinta...
Shir wadajir ah oo dhexmaray ururka Jaamacada Carabta iyo Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda abaaraha ka jira Soomaaliya.
Shirkan ayaa inta badan ujeedadiisu ahayd sidii la iskaga kaashan lahaa dadaallada ay ururadu ugu jiraan ka hortagga khatarta abaaraha iyo macluusha ka jirta gobollo badan...
Dagaalamayaal ka tirsan kooxda Shabaab ayaa weerar jidgal ah oo khasaare geystay ku qaaday kolonyo ka tirsan ciidanka dalka Kenya oo maraayay duuleedka magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.
Weerarka dhabagal ka ah ee ciidamada Al-shabaab la beegaadeen kolonyada gaadiidka ay ku socdaalayeen ciidanka dowladda Kenya ayaa ka...
Urururada Siyaasadda Somaliland oo Markale Feysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ka Dayriyey.
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa sheegay in ururada siyaasada ee cusubi ay Somaliland burburinayaan.
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in nidaamka furista ururada ee uu madaxweynaha Somaliland hor kacayaa uu uu Somaliland burbur u horseedi doono.
"Waxad maqasheen anoo leh mashruuca uu wado Muuse Biixi waa burburka Somaliland,...
Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa goordhaw gudaha u galay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Mid ka mid saraakiisha hoggaamineysa howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka iskaashanaya ay gudaha u galeen degmada Aadan Yabaal, islamarkaana ay haatan...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray shir looga hadlaayo xal u helida barakaca ayaa sheegay in muhiim tahay waxka qabashada colaadaha iyo isbadalka cimilada oo uu tilmaamay iney yihiin sababaha ugu horeeya ee keena barakaca.
Raysal wasaare Xamse oo ka hadlaayay furitaanka...
Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ka qeyb qaadanaya dagaal dhinaca cirka ah oo kooxda Shabaab looga xoreynayo gobolka gobolada dhexe ee Soomaaliya.
War kooban oo kasoo baxay taliska ATMIS ayaa lagu sheegay in hawlgallada militari oo ay safka hore uga jiraan...
Dowladda Soomaaliya iyo lix dal oo kale oo ka tirsan urur goboleedka IGAD ayaa gaaray heshiis ku saabsan isu socodka xorta ah ee dadka.
Heshiiska ayaa lagu saxiixay magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Suudaan.
Sida laga soo xigtay xoghayaha IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, dowladda Uganda kama mid ahayn saxiixayaasha heshiiska dhaqdhaqaaqa...
Wararka naga soo gaaraya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in haatan dagaalo culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda oo garabsanaya kuwa deegaanka iyo Al-shabaab ay ka socdaan deegaanada kala ah Wartadibi samatar iyo Boos Caduur oo ah deegaano hoostaga degmada Aadan Yabaal.
Dagaaladaan ayaa yimid kadib...
Madaxa ciidamada TPLF Janaral Taddese Warade ayaa sheegay in boqolkiiba 65 ka mid ah dagaalyahannadooda ay ka baxeen furimaha dagaalka, sida ku caddayd heshiiskii TPLF iyo dowladda Itoobiya ku dhex maray Koonfur Afrika.
Inkastoo Janaraalku uusan xusin tirada rasmiga ah ee ciidamadooda ee baneeyay furimaha dagaalka, haddana wuxuu xusay in...


















