Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka dowladda oo kaashanaya ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo kuwa dadka deegaanka iney saakay si buuxdo ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdullaahi Cali Caanood oo goordhaw shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay in ciidanka dowladda...
Prime Minister Abiy Ahmed held talks with his counterpart, Italian Prime Minister Giorgia Meloni and the President of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud.
Prime Minister Abiy Ahmed's meeting with the leaders of the two countries was about how to strengthen the tripartite cooperation.
The leaders also discussed how to strengthen their cooperation...
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa wadahadal la yeeshay dhiggiisa, Ra’iisul Wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa kulanka uu la qaatay madaxda labada dal ayaa ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga saddex geesoodka ah.
Madaxda ayaa sidoo kale ka wada hadlay sidii...
Dowladda Cuba ayaa ka dhawaajisay in ay dadaal dheeri ah ku bixineyso sidii loo sii deyn lahaa labo ka mid ah dhakhaatiirteeda oo laga afduubtay meel u dhow xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu madaxweyne Miguel Diaz-Canel ku sheegay in la sameeyay dadaallo...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadahii lasoo dhaafay kooxda Al-shabaab kala wareegay deegaanada kala ah Ceelbiyoodyo iyo Ceel Cali Xasan oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug.
Taliyaha guutada afaraad ee qeybta 27 -aad ee ciidanka xoogga dalka Korneyl Saney Cabdulle ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in ciidamada ay...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa.
Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa magaalada Addis Ababa kaga qayb gelaya shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Talyaaniga.
Shirkan ayaa la sheegay inay hoggaamiyeyaasha saddexda dal ay ka arrinsanayaan dib-u-habaynta iskaashiga ka dhexeeya...
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya, Gen, Biixi, ayaa sheegay inay qaateen qorshe ay kaga hortagayaan in Shabaab mar kale soo weeraro xarumaha ciidamada Dowladda iyo kuwa deegaanka.
Taliyaha ayaa sheegay inay qibrad iyo waayo aragnimo ka qaateen weeraradii ugu dambeeyay ee Alshabaab ka geysteen degaanada laga xoreeyay, kuwaas...
Haweeney Soomaali ah oo da'deeda lagu sheegay 35 jir, ayaa meydkeeda laga helay suuliga gurigeeda oo ku yaal waqooyiga magaalada Hyderabad, ee dalka India.
Ninkeeda oo lagu magacaabo Liibaan Cabdi Cali, ayaa walaac ka muujiyay markii ay ka jawaabi weyday garaaca albaabka u soo garaacay. Aakhirkii waxa uu xoog ku...
Wasiirka Wasaaradda Amniga XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa Magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Tababar ugu soo xiray Qaar ka tirsan Ciidanka ilaalada gaarka ah ee Madaxtooyada Soomaaliya kuwaas oo Muddo Afar bilood ah Tababar Sare ku qaatay dalka Serbia.
Munaasabadda Xiritaanka waxaa goob joog ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha...
Taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir Mahadi Cumar Muumin ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta hubaysan ee dowladda in aysan fulin amarkii kasoo baxay madaxweynaha Soomaaliya ee lagu xakamaynayay hubka nuucyadiisa.
Taliyaha ayaa sheegay inay ciidamada dowladdu bilaabeen howlgal lagu xaqiijinayo amniga magaalada Muqdisho, sidaas darteedna aan la aqbali karin in magaalada Muqdisho...


















