Thursday, August 13, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa tirro hoobiyeyaal ah oo Maanta kusoo dhacay qeybo kamid ah degmooyinka Shibis iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho. Laba kanid ah hoobiyeyaasha lasoo tuuray ayaa ku dhacay guri ku yaalla degmada Shibis ee Gobolka Banaadir, waxaana ka dhashay khasaaro nafeed oo gaaray dad ku...
https://www.youtube.com/watch?v=9oHG91OK41s&t=122s     
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim ah oo looga hortagayo dhibaatooyinka ay la kulmaan Muwaadiniinta ku shaqeysta  Bajaajta. Golaha Wasiirrada ayaa ansixiyay magacaabista Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib U Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Qamiis la ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Kulankaasi dag dag ah ayaa ujeedkiisu aheyd sidii wax looga qaban lahaa Xaaladaha amni-daro ee Ku soo Korartay Caasimada iyo...
Muuse Suudi qofkii ku soo gardarooda waa iska celiyaa, Arinta Cabdalla Muumin qabiil maaha”Cali Nuux https://youtu.be/fhWZgi--da8     
Waxaa Maanta Sideedii Duhurnimo ah ka dhacay degmada Wartanabada ee magaalada Muqdisho dil si aad ah looga argagaxay oo loo geystay nin magaciisa lagu sheegay Ismaaciil Maxamed Cabdulle. Dilkaan ayaa la sheegay inuu geystay nin ku hubeysnaa Tooreey ama Mindi aad u  dheer, kaasoo qoorta iyo meelo kale kala dhacay...
Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in qalalaasihii Laascaanood ay ka faa'iidaysteen kooxo la fikir ah madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre. Faysal waxa uu sheegay in isku dhicii Ciidamada Somaliland iyo dadkii ka mudaharaadayay dilalka soo noq noqday ee Laascaanood, uu isku badalay dagaal xaaraan ah,...
Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in ugu yaraan toban qof ay ku dileen weerarro kala duwan oo xalay ka dhacay labo degmo oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Kooxda ayaa sheegtay in weerarradan ay ku bartilmaameedsadeen dad ay sheegeen in ay ka ganacsadaan daroogada, dhallinyaro ciyaal weero ah iyo kooxo burcad ah. Warbaahinta...
Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa goordhaw ku dilay Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeysanayay Mooto Bajaaj. Askariga dilka geystay ayaa la sheegay inuu horay u ka xeystay Mootada marxuumka dhintay, waxaana goobta dilka uu ka dhacay banaanbax ka sameeyay qaar ka md ah...