Tuesday, November 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

The governments of Somalia and Germany signed a financial agreement in Mogadishu today amounting to 19 million US dollars for the recovery of Somalia's economic and business resources. This agreement, which is said to have been going on for almost two years, was signed today by Gargara, a branch of...
Dowladdaha Soomaaliya iyo Jarmalka ayaa Maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis dhaqaale oo gaaraya 19 Milyan oo doolarka Mareykanka ah oo loogu talo galay dib usoo kabsashada ilaha dhaqaalaha iyo ganacsiga Soomaaliya. Heshiiskaan oo la sheegay inuu soo socday ku dhawaad laba sano ayay Maanta kala saxiixdeen hay’adda Gargaara...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Jeneral Maxamed Siciid Xirsi Morgan, oo soo noqday wasiirka difaaca Soomaaliya xiligii dowladii kacaanka uu Laascaanood ka dagaalamayo. Morgan oo ay Somaliland ku eedayso in uu danbiyo dagaal ka gaystay magaalada Hargeisa iyo nawaaxigeeda, intii uu socday dagaalkii dowladii kacaanka iyo ururkii SNM, ayuu Wasiirka...
Puntland ayaa sheegtay weerarkii shantii bishaan ka dhacay magaalada Boosaaso ee lagu qaaday shirkadda Almacruuf, inay ka dambeeyeen kooxo argigxiso oo farriisin ku leh buuraleyda gobolka Bari. Taliyaha ciidanka Booliiska Puntland, gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa caddeeyay ujeeddada weerakan inuu ahaa cabsi galinta ganacsatada magaalada Boosaaso, si ay lacago...
Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Fei Shengchao ayaa bartiisa twitterka kusoo qoray hadal uu ku darayay Somaliland, kadib markii Somaliland ay faafisay war lagu cambaareynayay dowladda China. Safiirku wuxuu wax lagu qoslo ku tilmaamay in meel aan xuduud lahayn in laga sameeyo xuduud. "Dadka wax-garadka ah ma sameeyaan soohdimo...
Somaliland ayaa dalka Shiinaha ku eedaysay in uu xad gudub ku hayo xuduudaha iyo jiritaanka Taiwan. Qoraal lagu baahiyay barta Twitterka ee Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa lagu sheegay in Shiinuhu uu dhibaato ku hayo xuduudaha Taiwan, isla markaana ay Somaliland la jirto Taiwan. "Xuduudaha qaran ee jira ee waddan waa...
Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dardargelinta iyo hagidda xasillinta deegaannada Alshabaab laga xoreeyey. Shirkan ayaa lagu soo bandhigay qorshaha Xukuumadda ee xasillinta deegaannada la xoreeyey iyo kuwa la xoreyn doono oo ay ugu horreeyaan gaarsiinta adeegyada dadweynaha ee amniga, iyo garsoorka. Xukuumadda Soomaaliya ee uu...
Safiirka xilka kasii dagaya ee dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Andre Larry ayaa sheegay dowladdiisa ay ka go'an tahay ka miro dhalinta wada hadalada Soomaaliya iyo Somaliland. Hadalkaan ayuu safiirku ku sheegay kulan qadka taleefonka ah oo uu la yeeshay ergayga Gaarka ah ee Aarrimaha Somaliland Abdikarim Hussein Guled. Ergayga iyo...
Thousands of African Union peacekeeping forces have been killed in Somalia and hundreds more have been injured since the troops began their operations in Somalia in early 2007, according to VOA's AMISOM mission chief. Mohamed El-Amine Souef, the Special Envoy of the African Union Commission in Somalia, revealed the number...
Kumanaan ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ayaa lagu dilay Soomaaliya, boqolaal kalena waa lagu dhaawacay tan iyo markii ay ciidamadu billaabeen howlahooda shaqo ee Soomaaliya horaantii sannadkii 2007-dii, sida uu VOA u sheegay madaxa howlgalka AMISOM. Mohamed El-Amine Souef, oo ah ergeyga gaarka ah ee guddoomiyaha guddiga Midowga...