Wednesday, August 12, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Golaha Wakiilada Shacabka ee dalka Itoobiya ayaa cod aqlabiyad ah ku go'aamiyay in liiska Argagaxisada laga saaro kooxda TPLF, oo ay horey dowladda Itoobiya ugu dartay wakhtigii uu socday dagaalkii Waqooyiga Itoobiya. Inkastoo ay dood dheer ka dhalatay gudaha Baarlamaanka Itoobiya oo ku saabsan arrinta ka saaritaanka liistada Argagaxisada ee...
The Ethiopian government has opposed a recent statement by the United States Department of State that all parties fighting in the Tigray region, led by the Ethiopian army, have committed war crimes. The Ministry of Foreign Affairs of Ethiopia said in a statement yesterday that the accusations made by the...
Dowladda Itoobiya ayaa kasoo horjeedsatay hadal dhawaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Mareykanka oo sheegayay in dhammaan dhinacyadii ku dagaallamay gobolka Tigray oo ay u horreyso Ciidamada Itoobiya ay galeen dambiyo dagaal. Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa qoraal ay soo saartay maalintii shalay ku sheegtay in eedaymaha uu...
A US lawmaker has revealed a plan by the administration of Joe Biden to use the current chaos in the crypto industry to hinder its development in the country. The fortunes of several crypto companies have been on the downside for months as many government organizations are launching attacks...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Taliyaaniga Amb. Alberto Vecchi. Kulanka Guddoomiyaha iyo safiirka dalka Taliyaaniga ayaa looga hadlay xiriirka labada dal ee taariikhiga ah. Danjiraha ayaa Guddoomiyuhu u soo gudbiyay dhambaal...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo uu wehliye Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa dib ugu soo laabtay caawa magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Baydhabo kaga qaybgalay Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran,halka M/weyne Xasan shiikh uu u kicitimey Dalka Uganda. Lama oga...
DEG DEG;Walwalka Madaale & Xogta Jabka B/Abgaal Jabka Musa Bixi oo lasoo bandhigay Guusha Sadaq Joon HOOS KA DAAWO https://youtu.be/Bury5Av-g60             
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland ka furmay shirka wada-tashiga ballaarinta Idaacadaha dowlad Federaalka, dowlad-gobolleedyada iyo gobolka Banaadir. Furitaanka shirka ayaa waxaa ka qeyb-galay madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo xubno ka...
Alle ha u naxariistee waxa magaalada Boorama ku geeriyootay fannaanadii codka halaasiga ah lahayd ee Aamina Cabdillaahi Xirsi. Aamina Cabdillaahi oo 30 kii sanno ee ugu danbeeyay ku noolayd magaalada Borama ayaa kamid ahayd fannaaniintii loogu jeclaa waayihii uu fanka Soomaalidu cirka marayay, iyadoo qaaday heeso aan waligood gaboobin oo...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay dagaalka saaka ka dhacay duleedka Laascaanood ku qabatay 20 maxbuus, 2 baabuur, 15 qori oo kuwa culus ah iyo hub fudud oo tiro badan. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, oo warbaahinta Hargaysa kula hadlay, ayaa sheegay in dagaalka saaka ay ku gacan sareeyeen...