Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay in la wareegeen saldhigii ciidamada ATMIS ay ku lahaayeem degmada Buulomareer ee gobolka Shabeelada hoose.
Bayaan kasoo baxay ururka Alshabaab ayaa lagu sheegay in kooxda Alshabaab ay dhowr jiho kasoo weerareen Buulomareer ayna u suurto inay dagaal kula wareegaan saldhigga ciidamada ATMIS.
Bayaanka Alshabaab ayaa lagu sheegay...
The European Union (EU) has approved an amount of 20.5 million euros in budget support for the Federal Government of Somalia (DFS).
This support coincides with the Federal Government and the European Union launching a Joint Action Plan for cooperation between the European Union and Somalia, which outlines the priorities...
Midowga Yurub (EU) ayaa ansixiyay lacag dhan 20.5 milyan oo Yuuro oo taageero miisaaniyadeed ah oo la siinayo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya (DFS).
Taageeradan ayaa waxay kusoo beegmaysaa iyadoo Dowladda federalka iyo Midowga Yurub ay billaabeen Qorshe Hawleedka Wadajirka ah ee wada-shaqeynta Midowga Yurub iyo Soomaaliya, kaasoo qeexaya mudnaanta...
The United Nations has announced that it has received a sum of 2.4 billion dollars to fund aid operations for about 32 million people living in Ethiopia, Kenya and Somalia.
But the United Nations said that these donations fell short of the economic funding it was looking for as it...
Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay heshay lacag dhan 2.4 bilyan oo dollar si loogu maalgeliyo hawlgallada gargaarka ee ilaa 32 milyan oo qof oo ku kala nool Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya.
Laakiin deeqahaas ayay Qaramada Midoobay sheegtay inay ka hoos mareen maalgalintii dhaqaaale ee ay raadinaysay iyada oo ka digaysay...
Tirinta codadka doorashada dowladaha hoose ee Puntland ayaa meel gabagabo ah maraysa, iyadoo ururada qaarkood aad isugu dhow yihiin codadka.
Natiijooyin horudhac ah oo lasii daayay ayaa muujinaya in ururada Kaah iyo Mideeye ay yihiin labada urur siyaasadeed ee codadka ugu badan ka helay doorashooyinka dhacay shalay.
Gobolka Bari oo ah...
Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay xaafado ka tirsan degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan.
Biyaha wabiga ayaa saameyay afar xaafadood oo ka tirsan degmada waxaana biyaha ay si weyn u saameeyeen Xaafadaha kala ah Wadajir iyo Indhaceel oo lagu soo waramayo iney halkaas ka barakaceen boqolaal qoys.
Degmada...
The weekly meeting of the Council of Ministers of the Federal Government of Somalia which was chaired today by the Deputy Prime Minister and Acting Prime Minister Salah Ahmed Jama focused on the flooding of the Shabelle River in the Hiran region, the preparation of the certificate examination in...
Shirka Todobaadlaha ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo uu maanta shir guddoominayey Raysal Wasaare ku xigeenka Xukuumadda ahna ku simaha Raysal wasaaraha Saalax Axmed Jaamac ayaa diiradda lagu saaray Fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka sameeyey gobolka Hiiraan, diyaar garowga imtixaanka Shahaadiga ee dugsiga sare iyo dhaqan gelinta nidaaminta...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax miino oo saakay ka dhacay agagaarka xarunta degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.
Qaraxa miino oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa jugtiisa si weyn looga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir ayaa la sheegay in lagu aasay meel u dhaw bar...


















