Reports from Addis Ababa, Ethiopia say that riots occurred near the Anwar Mosque, killing at least three people and injuring others, after a clash between Muslim people who were protesting against the demolished mosque in the Oromiya region, and the army. security in Addis Ababa.
In this incident that happened...
Wararka ka imaanaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in rabshado ka dhacay agagaarka Masaajidka Anwar ay ku dhinteen ugu yaraan saddex qof tiro kalena ay ku dhaawacmeen, kaddib markii ay isku dhaceen dad Muslimiin ahaa oo ka banaanbaxayay Masaajidadii laga dumiyay degaanka Oromiya, iyo Ciidamada amniga...
The US ambassador to Mogadishu, Larry Andre, said that the American-led parade that was supposed to take place earlier this year in Berbera was canceled due to the Lasaan war.
Andre, who recently gave an interview to the BBC, said that the parade was postponed after a fight broke out...
Danjiraha shaqada kasii tagaya ee Maraykanka u joogay Muqdisho Larry Andre, ayaa sheegay in loo baajiyay dhoolatuskii Maraykanku hogaaminayay ee horaantii sannadkan ka dhici lahaa Berbera sababo la xidhiidha dagaalka Laascaanood.
Andre oo dhawaan waraysi siiyay idaacada BBC ayaa sheegay in dhoolatuska dib loo dhigay kadib markii uu dagaal ka...
The Danab commando force, especially the 5th unit of the 16th brigade and the Dervishes of the Jubbaland administration, have conducted planned operations against the Al-Shabaab organization in the past few hours in areas of the Lower Jubba region.
The areas where the planned operations were carried out by the...
Ciidanka Kumaandooska Danab, gaar ahaan Ururka 5-aad ee guutada 16-aad iyo kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgalo qorsheysan oo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Deegaanada ay howlgalada qorsheysan ka sameeyeen ciidamada iskaashanaya ayaa kala ah Yaaq dabeyl, Sariiraha, Qudus,...
The President of Jubbaland regional administration Ahmed Mohamed Islam, Ahmed Madobe held a special meeting in Mogadishu with some of the cultural leaders of Sool, Sanaag and Eyn regions who were in Mogadishu in the past few days.
President Ahmed Madobe listened to the traditional wisdom of the regions of...
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa Magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay qaar ka mid ah Isimada dhaqanka gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn oo maalmahii lasoo dhaafay Muqdisho ku sugnaa.
Madaxweynaha Axmed Madoobe ayaa ka dhageystay Garaadada dhaqanka gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn aragtidooda ku...
Somalia has taken over the rotating chairmanship of the Office of the Superintendent of the African Union Mission to the United Nations.
The Ambassador to Somalia at the United Nations, Amb. Abukar Baalle, who will hold this position, will deliver the observer speech at the UN headquarters.
This office's job is...
Soomaaliya ayaa la wareegtay guddoomiyaha meertada ah ee Xafiiska Kor-joogtada Ergada Midowga Afrika ee Qaramada Midoobay.
Danjiraha u fadhiya Soomaaliya Qaramada Midoobay, Amb. Abuukar Baalle oo xilkan qabanaya, ayaa xarunta Qaramada Midoobay ka jeedin doona hadalka korjoogtada ee ergada dalalka Midowga Afrika.
Xafiiskan ayaa shaqadiisa ka mid tahay inuu si guud...

















