Kenya waxa ay joojin doontaa shuruudihii dal ku galka ee Jabuutiyaanka iyadoo Nairobi ay u socoto si loo yareeyo isu socodka dadka Geeska Afrika iyo horumarinta ganacsiga iyo isu socodka hawada labada dal.
Aqalka Madaxtooyada ee Nairobi ayaa ku dhawaaqay isbeddelka siyaasadda kadib markii madaxweynaha Kenya William Ruto uu Axaddii...
Armed militiamen looted the Somali embassy in Sudan, according to the Somali ambassador to that country Amb. Mohamed Sheikh Isaac.
Somali Ambassador to Sudan Amb. Mohamed Sheikh Ishaq wrote in a statement about this matter, he said, "I condemn the barbaric act of looting my house in Khartoum, Sudan.
The ambassador...
Maleeshiyaad hubeysan ayaa bililiqeystay gaadiidkii safaaradda Soomaaliya ee Suudaan, sida uu sheegay safiirka Soomaaliya ee dalkaas Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq.
Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan Amb. Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa qoraal uu ka soo saaray arrintaan wuxuu ku yiri, “Waxaan cambaareynayaa falkii wuxuushnimada ahaa ee lagu bililiqeystay guriga aan ka...
The Federal Government of Somalia, the International Monetary Fund and the World Bank, opened a meeting today in Nairobi.
This company is about the Extended Credit Facility (ECF) program, for reforming the financial process and the Debt Forgiveness Process in Somalia.
This 4-day conference will focus on internal revenue issues, the...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, hay'adda Lacagta adduunka ee IMF iyo bangiga Adduunka, ayaa maanta shir uga furmay magaalada Nayroobi.
Shirkaan ayaa wuxuu ku saabsan yahay barnaamijka Extended Credit Facility (ECF), ee dib-u-habeynta,hannaanka,Maaliyadda,iyo,Geedi,socodka,Deyn,Cafinta Soomaaliya.Shirkaan oo 4 maalin socon doono ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha dakhliga gudaha, nidaamka Maamulka Guud ee Maaliyadda...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamse Abdi Barre, today confronted the Committee and the Standing Committee of the People's Assembly of the Federal Parliament of Somalia, who called the Prime Minister to ask questions.
The meeting chaired by the Speaker of the People's Assembly, Sheikh Adan...
Raysal wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta hortagay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya oo u yeeray Raysal wasaaraha si ay su'aalo u weydiiyaan.
Kulanka oo uu shir guddoomiyay guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Aadan Madoobe ayna goob joog ka...
Al-Shabaab fighters shot 5 people in a public square in Tiyegloow district of Bakool region, accusing them of being spies.
The group said that the five people who were all men were found to be spies working for the United States and Ethiopian Intelligence.
The five people who were shot in...
Dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ayaa fagaare ku yaala degmada Tiyegloow ee gobolka Bakool ku toogtay 5 ruux oo ay ku eedeeyeen iney ahayeen jaajuusiin.
Kooxda ayaa fagaaraha toogashada ka dhaceysay ka sheegtay in shanta ruux oo dhamaantood rag ahaa lagu helay iney ahayeen basaasiin u shaqeynayay Sirdoonada Mareykanka iyo Itoobiya.
Shanta ruux...
Kenyan President William Ruto and his Djibouti counterpart Ismail Omar Guelle discussed the importance of harmonizing the reduction of African Union forces in Somalia with the country's security capacity.
The two officials who held a press conference in Djibouti appeared to be against the current reduction of ATMIS forces, as...


















