Monday, August 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

A meeting between the Federal Government of Somalia, the International Monetary Fund (IMF) and the World Bank was held in Nairobi, Kenya, where the ECF (Extended Credit Facility) program was discussed in the Debt Forgiveness process. The conference, which lasted for 4 days, analyzed the Somalia Debt Relief process, financial...
Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, Hay'adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka kaas oo looga hadlayay barnaamijka ECF(Extended Credit Facility) ee hannaanka Deyn Cafinta. Shirkaan oo socday muddo 4 maalin ah ayaa lagu gorfeeyay hannaanka Deyn Cafinta Soomaaliya, dib-u-habeynta...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay walaac weyn ka muujinayaan xaaladda amni iyo midda siyaasadeed ee ka jirta gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland. Madaxweyne Deni waxa uu nasiib darro weyn ku tilmaamay in dowladda federalka u caburinayso gobolka Gedo, wixii iyagu ay uga diideen dowladdii hore ee Soomaaliya. taasoo...
Reports reaching us this morning in Eelbarde town in Bakool region say that there is still a war between the Darwish forces of the Southwest and the Somali government military. The tension of war that is felt in Elbarde this morning follows a serious battle that took place late last...
Wararka naga soo gaaraya saakay magaalada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in wali halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeeysa ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed iyo kuwa Militariga dowladda Soomaaliya. Xiisada dagaal ee saakay laga dareenayo Ceelbarde ayaa daba socota dagaal culus oo Shalay galinkii dambe halkaas...
Magaalada Garowe ayaa saakay ku jirta marxalad siyaasiyadeed oo xasaasi ah, iyadoo isha lagu hayo furitaanka kalfadhigga baarlamaanka Puntland. Waxaa aad loo adkeeyay ammaanka magaalada Garowe, gaar ahaan aagga xarunta baarlamaanka Puntland, xilli uu saaka furmayo kalfadhiggii ugu dambeeyay ee baarlamaanka Puntland. Xalay warqado digniin ah ayaa lagu daadiyay Garowe, iyadoo...
Hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday inaan wax Viso ah looga baahneyn iney horay u soo qaataan Soomaalida haysata baasaboorada dalalka Shisheeye, taa badalkeedana dal ku galka lagu siinayo garoomada ku yaala gudaha dalka. Talaabadaan ay ku dhawaaqday hay'adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa ah mid si gaara u...
The United States government has put a million dollar bounty on the head of the leader of Al-Shabaab, whose name is Abdullahi Osman Mohamed. A statement issued by the United States government announced that there is a five million dollar bounty on this man's head, and it will be given...
Dowladda Mareykanka ayaa lacag Malaayiin doolar ah duldhigtay madaxa hogaamiye ka tirsan Ururka Al-shabaab oo ay magaciisa ku sheegtay Cabdullaahi Cismaan Maxamed. War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda Mareykanka ayaa lagu shaaciyay in ninkan madaxiisa ay dul taalo lacag dhan Shan Milyan oo dollarka Mareykanka ah, lana siin doono...
Members of the Somali parliament elected from the South West have accused the country's armed forces of attacking the South West presidency and the Dervishes of that administration. In a press conference held by the MPs in Mogadishu, they said that the responsibility for the attack lies with the commander...