Monday, August 10, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

The Federal Government of Somalia has given more details of the operation carried out yesterday by the Somali Armed Forces between the areas of Galdad and Barag Sheikh Aamir in Galgaduud region. The operation was planned and the Ministry of Information of Somalia said that members of Al-Shabaab were killed,...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah bixisay howlgal Shalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa deegaanada Galcad iyo Baraag Sheekh Caamir ee gobolka Galgaduud. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysnaa ayay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya sheegtay in lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo uu ku jiray...
Al-Shabaab fighters shot dead five people who they said were spies in the Kuunya Barow area of ​​the Lower Shabelle region. The five people who carried out the shooting in the group were said to be all men, whose ages ranged from 28 to 52 years. The Al-Shabaab group's court shot...
Dagaalamayaasha kooxda Al-shabaab ayaa galinkii dambe ee Shalay fagaare ku yaala deegaanka Kuunya Baroow ee gobolka Shabeellaha Hoose ku toogtay shan ruux oo ay ku sheegeen iney ahayeen Basaasiin. Shanta ruux ee toogashada ku fuliyeen kooxda ayaa la sheegay iney ahayeen dhamaantood rag, kuwaas da'doodu u dhaxeysay 28 ilaa 52...
The government of Somaliland has said that the students from Lasanod will not enter the secondary and middle school certificate exams, which will start tomorrow due to the conflict situation. The Minister of Education of Somaliland, Ahmed Mohamed Diriye Toorno, said that the students of Lasanood who were affected by...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ardayda reer Laascaanood anay geli doonin imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo Dhexe, oo berri bilaabmaya xaalada colaada awgeed. Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye Toorno, ayaa sheegay in ardayda reer Laascaanood ee colaaduhu saameeyeen ay gabi ahaanba gudbi doonaan iyaga oo aan...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duuleedka degmada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug. Weerarka ayaa la sheegay inuu ahaa mid ay geysteen Maleeshiyaad hubeysan oo rasaas ooda kaga qaaday gaari ay saarnayeen dad shacab ah oo kusii jeeday deegaanka Xiindheere, kaasoo baxay...
Cismaan Xaaji Nuur oo ah guddoomiye ku xigeenka maamulka cusub ee gobolka Gedo uu dhawaan u magacaabay madaxweynaha Jubbaland ayaa si adag uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, kaaso ahaa in Gedo lagu qasbayo maamul aysan raali ka aheyn. Guddoomye Cismaan Xaaji Nuur ayaa sheegay in...
The Speaker of the Federal Parliament of Somalia Sheikh Adan Mohamed Nur, Adan Madobe today chaired the 23rd meeting of the Standing Committee of the People's Assembly. The agenda of this meeting was the suspension of the sessions of the People's Assembly during the performance of Hajj, the Eid holiday...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Aadan Madoobe ayaa Maanta shir guddoomiyay kulanka 23-aad ee Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka. Kulankaan ayaa ajendihiisu ahaa hakinta fadhiyada Golaha Shacabka inta lagu guda jiro gudashada acmaasha Xajka, fasaxa Ciidda iyo ajandeynta warbixinnada la xariira la xisaabtanka Xukuumadda. Guddiga Joogtada...