Sunday, August 9, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah Isimada SSC- Khaatuma ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in aysan diyaar u ahayn inay caddayso mowqifkeeda ku aadan dhibaatada lagu hayo shacabk reer SSC. Garaad Jaamac oo wareysi siiyay Dhab TV ayaa sheegay Dowladda federalku inay u dhaqmayso mid labada dhinacba dhex...
More reports are coming out of a serious battle that took place last night in Geriley area of ​​Gedo region, between Jubbaland Darwish forces and Al-Shabaab. The battle came after Al-Shabaab fighters launched a strong attack on the Geriley base, which was one of the bases recently vacated by the...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo maqribnimadii Xalay ka dhacay deegaanka Geriley ee gobolka Gedo, kaasoo dhexmaray ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen Saldhiga deegaanka Geriley oo ka mid ahaa Saldhigyadii ay...
Recently, the National Audit Office said that 21 million dollars is missing from the government's coffers, and the offices where it is missing are in an office under the Immigration and Nationality Agency in Somalia, said the director. Former Director of Immigration and Citizenship in Somalia Dr Mohamed Adan...
Xili dhowaan Xafiiska hanti dhowrka guud ee qaranka uu sheegay in lacag dhan 21 milyan oo dollar ay ka maqan tahay qasnada Dowladda, isla markaana xafiisyada ay ku maqan tahay uu ku jiro xafiis hoostaga hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Soomaaliya, ayaa waxaa ka hadlay Agaasimihii hore ee had’adda...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, today held a meeting with the former President of the Government of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed. President Hassan Sheikh has shared with the former president of the country, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, his government's efforts to rehabilitate the...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada qaranka Madaxweynahii hore ee dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa la wadaagay madaxweynahii hore ee dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed dadaaladda dowladdiisa ay ku bixineyso howlaha dib u xureynta ee ciidanka xoogga...
Members of the British Parliament have submitted a bill to the council that they want Somaliland to be recognized. MP Gavin Williamson, who is the leader of the MPs pushing for the recognition of Somaliland, urged the council to take the lead in bringing about the recognition of Somaliland. "If the...
The Al-Shabaab group claimed responsibility for the attack by hobbyists that took place this morning in the suburbs near the Somali Presidency. In a statement published by the group on their website, they said that this morning a number of artillery shells hit Villa Somalia. The number of mortars reached up...
Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay Mas’uuliyada Weerarkii Hobiyeyaashi ee saakay ku dhacay Xaafado u dhaw Madaxtooyada Soomaaliya. Qoraal ay Kooxdu ku baahisay bogga ay Internet-ka ku lee yihiin ayey waxa ay ku shegeen in saakay ay tiro Madaafic ay ku garaceen Villa Soomaaliya. Tirada Hobiyeyaasha oo gaarayay ilaa iyo 3 Hoobiye, ayaa...