Sunday, August 9, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Soomaaliya, Suleymaan Maxamuud Maxamed, ayaa shaaciyay liiska shaqsiyaad mas'uuliyiin ah oo Dowladda Soomaaliya katirsan, kuwaasi oo loo haysto inay ku kaceen dambiyo musuq maasuq. Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay liiska uu shaaciyay inay isugu jiraan kuwa u xiran eedeymaha musuq maasuqa iyo kuwa dalka dibaddiisa ku...
The Special Representative of the Chairperson of the African Union Council for Somalia and Head of ATMIS, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, along with other officials of ATMIS, welcomed a high-level delegation from the African Union led by the Director of Conflict Management in Mogadishu. . In the next three days,...
Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef oo ay weheliyaan mas’uuliyiin kale ee ATMIS, ayaa Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi heer sare ah oo ka socda Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Agaasimaha Maaraynta Khilaafaadka. Wafdiga ayaa saddexda maalmood ee soo...
Reports from the Gedo region of the Jubbaland administration say that in the past hours, Kenyan government warplanes have carried out heavy bombings in El Adde area of ​​the region. Kenyan warplanes are reporting that the bombings were carried out in El Ade Halay and Saakay areas, and caused casualties...
Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in sacaadahii lasoo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee dowladda Kenya iney duqeymo culus ka geysteen deegaanka Ceel cadde ee gobolkaas. Diyaraadaha dagaalka Kenya ayaa lasoo warinaya in duqeymaha ay ka geysteen deegaanka Ceel cadde Xalay iyo Saakay, waxaana ay sababeen khasaare...
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo faah faahin ka bixiyay warqad ay maxkamada sare u gudbiyeen, ayaa sheegay in ay maxkamada ka dalbadeen fasiraad sharci oo la xidhiidha xeerarka doorashooyinka. Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf oo waraysi siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in kadib is badalo ku yimid hanaanka doorashooyinka...
The Kenyan government has announced that it has delayed the reopening of its border with Somalia, due to security threats from the Al Shabaab group. The Secretary of the Ministry of Interior in Kenya, Kithure Kindiki said that the previous plans will be suspended until the threat of terrorism is...
Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaaqday inay dib u dhigtay in dib loo furo xadka ay la wadaagto Soomaaliya, sababo la xiriira khataro dhanka ammaanka ah oo kaga imaanaya kooxda Al Shabaab. Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha dalka Kenya, Kithure Kindiki ayaa sheegay in qorshayaashii hore la joojin doono illaa laga takhaluso...
Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland ayaa sheegtay in ciidamadii Puntland ee ay tababareen Maraykanka iyo Imaaraatku iyo qaar kamid ah ciidankii Soomaaliya ee lagu tababaray Eriteriya ay ka dagaalamayaan Laascaanood. Warbixin ay wasaarada gaashandhigu la wadaagtay beesha caalamka ayay ku sheegtay, in ciidamo kala duwan oo isugu jira argagixiso, ciidamo beleed, ciidamadii...
Garad Jama Garad Ali, a member of the SSC-Khatuma, accused the federal government of Somalia of not being ready to clarify its position on the plight of the people of SSC. Garad Jama, who gave an interview to Dhab TV, said that the federal government is acting as a mediator...