Hay'adda caalamiga ah ee Badbaadinta (IRC) ayaa waxay si weyn walaac uga muujisay ka bixitaanka Ruushka ee heshiiska Hadhuudhka soo mara Badda Madow, taasoo ay sheegtay inay khatar gelinayso mustaqbalka dhoofinta hadhuudhka gobolka.
Hay’adda IRC iyo hay’ado kale oo caalami ah ayaa sheegay go’aanka uu Ruushka kaga baxay heshiiskan in...
The security adviser to the president of the federal government of Somalia, Hussein Sheikh Ali, has revealed that the Somali army has received heavy weapons and aircraft that will be used to fight the Al-Shabaab group.
Hassan Sheikh, the President's Security Adviser, who gave an interview to the Somali language...
Lataliyaha amniga madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay heleen hub culus iyo diyaarado ay u adeegsan doonaan la dagaalanka kooxda Al-shabaab.
Lataliyaha amniga madaxweyne Xasan Sheekh oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in hubka ay...
Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in doorshada ururadu ay qabsoomayso 28 December 2023, isla markaana doorashada madaxtooyadu ay dhaci doonto 13 November 2024.
Guddida ayaa ku dhawaaqday in doorashada ururadu ay kasoo horaynayso doorashada madaxtooyada Somaliland, sida ay ku sheegeen qoraal rasmi ah oo ay baraha bulshada ku baahiyeen.
"Koomiishanku...
Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in duhurnimadii maanta meel u dhaw deegaanka Cali Heelle oo ka mid ah deegaanada hoosstaga degmada Galcad inay ku geeriyoodeen sadax ruux dhalinyaro ah.
Geerida sadaxda dhalinyaradda oo la sheegay iney qaraabo ahayeen ayaa timid kadib markii Mooto nooca laba...
Al Shabaab has begun to speed up the recruitment of foreigners in neighboring Somalia, as the number of Kenyans joining the group has decreased, according to Kenyan intelligence.
Two Tanzanian men were arrested in Garissa last Wednesday, while they were on their way to join the Al-Shabaab group in Somalia.
It...
Al Shabaab ayaa billaabay inay dardar galiyaan qoritaanka ajaaniibta dalalka dariska la ah Soomaaliya, iyadoo ay yaraadeen dadka Kenyanka ah ee ku biiraya kooxda, sida ay sheegeen sirdoonka Kenya.
Laba nin oo Tanzanian ah ayaa lagu qabtay Gaarisa Arbacadii lasoo dhaafay, xilli ay u socdeen inay ku biiraan kooxda Al-Shabaab...
Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa mooshin isla xisaabtan ah ka keenay guddoonka golaha shacabka.
Sida uu sheegay xildhibaan katirsan baarlamaanka, guddoonka baarlamaanka ayaa lagu eedeynayaa inay cuuryaamiyeen fadhiyadii baarlamaanka, iyadoo muddo 7 cishe ah uusan baarlaamaanku fadhi yeelan.
“Kaliya waxaa la rabaa toosin iyo isla xisaabtan baarlamaanku inuu aado,...
Tartankii Ciyaaraha Kubadda Cagta ah oo uga socday Magaaladda Toronto ee dalka Canada 18 Kooxad oo kala yimi Canada, Maraykanaka, iyo Ingiriiska ayaa shalay la soo gabagabeeyey tartankan oo la qabto sanad kasta xiligaan oo kale , sanadkaan ahaa kii 31aad waxuuuna bilowday bishaan July 7 markay ahayd ilaa...
Dr. Cabdinuur Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa Musharaxiintii u tartamay xilka madaxweynaha Soomaaliya, islamarkaana dhawaan Muqdisho uga qeyb galay shirkii uu madaxweyne Xasan Sheekh isugu yeeray madaxdii hore ee dalka ayaa si faahfaahsan uga hadlay mowqifkiisa ku aadan khilaafka ka dhashay xilka qaadistii lagu sameeyay guddoomiyahii gobolka Hiiraan...


















