Saturday, August 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Somaliland iyo SSC Khaatumo ayaa midba midka kale ku eedeeyay in uu masuul ka ahaa dagaalkii shalay dhinacyada ku dhexmaray bariga magaalada Laascaanood. Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland ayaa lagu yidhi "Ciidamada Maamulka Puntland ee Soomaaliya oo garab ka helaya kooxaha huwanta iyo argagixisada ayaa saaka weerar ku...
Kooxo hubeysan ayaa Saakay ku dilay degmada Xamarjajab ee magaalada Muqdisho guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo Maaliyada degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose Faqay Cabdulle Mayoow. Guddoomiye ku xigeenkii degmada Awdheegle  ayaa u geeriyooday dhowr xabadood oo ay dableyda hubeysneyd kaga dhufteen qeybaha sare ee jirkiisa, waxaana dilka kadib goobta...
The National Security Adviser to the President of Somalia, Hussein Macalin Mohamud revealed that the government of Somalia did not receive the necessary support from the ATMIS operation in the fight against al-Shabaab. Professor Hussein Mohamud said the plan of the AMISOM mission changed to ATMIS was to carry out...
La taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macalin Maxamuud ayaa daboolka ka qaaday in dowladda Soomaaliya aysan howlgalka ATMIS ka helin taageeridii looga baahnaa dagaalka Alshabaab. Xuseen Macalin Maxamuud waxa uu sheegay qorshaha howlgalka AMISOM loogu beddelay ATMIS inay ahayd, inay qaadaan weeraro guurguura oo lagu beegsanayo Alshabaab. Hase...
The President of the Federal Government of Somalia Hassan Sheikh Mohamud and his delegation recently landed at the Jowhar airport in the center of the Middle Shabelle region, where they were welcomed by the President of Hirshabelle and some of the Jowhar community. President Hassan Sheikh Mohamud is scheduled to...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud  iyo waffi ui hoggaaminaayo ayaa goordhaw ka degay garoonka diyaaradaha magaalada jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen madaxweynaha Hirshabeelle iyo qaar ka mid ah bulshada reer Jowhar. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu halkaas kulan kula...
Somaliland's opposition in Wadani has opposed the decision of the discussion committee to schedule the elections for the unions and the presidency. The General Secretary of Khadar Hussein Abdi, who spoke to the media, said that the decision of the committee will hurt Somaliland. "Somaliland is in a very difficult phase,...
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani ayaa kasoo horjeestay go'aankii ay guddida doodashooyinku ku mudeeyeen wakhtiga la qabanayo doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada. Xogeeyaha Guud ee Xisbiga Khadar Xuseen Cabdi, oo warbaahinta la hadlay ayaaa sheegay in go'aanka guddidu uu dhaawaci doono Somaliland. "Somaliland waxa ay ku jirtaa marxalad aad iyo aad u...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Hirshabeelle Cabdi Daahir Guure Karoore ayaa ka hadlay dagaal beeleedyo kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaal beeleedka ayaa si gaar ah uga soo cusboonaaday inta u dhaxeeysa degmooyinka Raagge Ceelle iyo Cadale, kaasoo u dhaxeeya laba maleeshiyo beeleed oo wada dega deegaanadaas. Wasiirkka...
The International Organization for Conservation of Nature (IRC) has expressed serious concern over Russia's with Cancel from the Black Sea Grain Agreement, which it says threatens the future of the region's grain exports. The IRC and other international organizations said that Russia's decision to with Cancel from this agreement is...