Saturday, August 8, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Somaliland's ruling party in Kulmiye has welcomed the decision of the election committee to prioritize the union and presidential elections. The Minister of Internal Affairs of Somaliland and the First Deputy Chairman of the Kulmiye Party, Mohamed Kahin Ahmed, who spoke to the media at the headquarters of the party,...
Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa soo dhaweeyay go'aankii ay guddida doorashooyinku ku mudeeyeen wakhtiga doorashooyinka ururada iyo madaxtooyada. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland ahna Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, oo warbaahinta kula hadlay xarunta guud ee xisbiga ayaa sheegay in ka xisbi ahaan ay...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Xalay saqdii dhexe dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhig ciidanka dowladda fedaraalka Soomaaliya ay ku leyihiin deegaanka Arbacoow oo ku yaala agagaarka Ceelasha Biyaha ee duuleedka magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogan oo la isku...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa walaac xoogan ka muujiyay joogitaanka magaalada Geriley ee Ururka Al Shabaab. Sidoo kale Xildhibaanada ayaa rajo xumo ka muujiyay in aysan jirin wax gurmad ah oo loo fidiyo Ciidamada Dowladda. Xildhibaan Mursal M Khaliif oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kana mid ah Guddiga...
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Jenaraal Cabdullaahi Cali Caanood oo Maanta la hadlay warbaahinta dowladda ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolada dalka. Jenaraalka ayaa sheegay in ciidanka dowladda oo kaashanaya kuwa Daraawiishta maamulada Galmudug...
Colonel Jimaale Jama Takar, who identified himself as the commander of the independent army of the Danab commando, and who is at war with the Puntland president, Saeed Deni, presented a military parade on the outskirts of Garowe today. This officer trained a group of militiamen who joined a few...
Kornayl Jimcaale Jaamac Takar oo isku aqoonsan taliyaha ciidanka madaxa bannaan ee kumaandooska Danab, islamarkaana dagaal kula jira madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, ayaa maanta oo arbaco ah duleedka magaalada Garowe kusoo bandhigay dhoolo-tus military. Sarkaalkan ayaa tababar usoo xiray maleyshiyo beeleed kusoo biiray maalmo kaddib dagaalkii labataankii bishii hore ka...
The Minister of Commerce of the Federal Government of Somalia, MP Jibril Abdirashid Haji Abdi, has clearly stated that every job opportunity that comes out of his ministry will be used by his relatives. The minister of commerce said this before a committee of parliamentarians went to his office to...
Wasiirka ganacsiga xukuumadda federalka Soomaaliya, xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa si cad u sheegay fursad walba oo shaqo ah oo kasoo baxda wasaaraddiisa inuu uga faa'idayndoono qaraabadiisa. Wasiirka ganacsiga ayaa hadalkaan ka hor sheegay guddi xildhibaano oo ugu tagay xafiiskiisa, si ay wax uga weydiiyaan arrimo wasaaraddiisa ku saabsan...
Somaliland and SSC Khatumo accused each other of being responsible for yesterday's war between the parties in the east of Lasaanood. A statement issued by the Ministry of Internal Affairs of Somaliland said: "The forces of the Puntland administration of Somalia, supported by allied and terrorist groups, this morning attacked...