Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay waxyaabaha keenay iney is qabtaan isaga iyo madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ee sababay in xilka qaadis lagu sameeyo. Cali Jeyte Cismaan ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha Hirshabeelle ay isku qabteen arrimo dhowr ah...
The governor of Mandera region, Mohamed Adan Khalif, has revealed that 60 percent of his region is under the control of Al-Shabaab. The governor said the presence of the Al-Shabaab group has affected the various services in some parts of his region. He said this at a meeting to discuss how...
Guddoomiyaha gobolka Mandera Maxamed Aadan Khaliif ayaa shaaca ka qaaday in gobolkiisa Mandhera boqolkiiba 60 ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab. Guddoomiyaha ayaa sheegay joogitaanka kooxda Alshabaab in ay saameyn ku yeelatay adeegyadii kala duwanaa ee ka jiray qeybo ka mid ah gobolkiisa. Hadalkaan ayuu ka sheegay kulan looga hadlayay sidii...
The administration of South West Somalia has announced that they will soon start heavy operations on the highway connecting the cities of Baidoa and Mogadishu to remove the Al-Shabaab group. The adviser to the president of the South West administration, Abdizais Mohamed Hassan Laftagareen, in the field of media, Mohamed...
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan howlgalo culus ay ka bilaabi doonaan wadada dheer ee xariira magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho oo ay kaga saarayaan kooxda Al-shabaab. Lataliyaha madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen ee dhanka arrimaha Warbaahinta Maxamed Sheekh Cabdullaahi Xaayow ayaa sheegay in...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal saacadahii lasoo dhaafay ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Mareykanka ay ka sameeyeen deegaanada Gal libaax iyo Ceel qurac oo ku yaala xadka ay wadagaan gobolada Galgaduud iyo Shabeellaha Dhexe. Warsaxafadeed kasoo baxaya Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgalkaas...
The Banadir Regional Court today started hearing cases against four officials of the Immigration and Nationality Agency, who were accused of corruption and public theft. The four accused who were brought before the court are Abdullahi Mohamud Cosoble, Omar Macalin Nur, Sabir Hassan Abdinur and Adan Mohamed Abdi. Omar Macalin Noor,...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhegaysiga dacwado ka dhan ah afar sarkaal oo ka tirsanaa hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, oo lagu eedeeyay musuq maasuq iyo xatooyo dadweyne. Afarta Eedeysane oo Maxkamadda la horkeenay ayaa kala ah, C/llaahi Maxamuud Cosoble, Cumar Macalin Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur iyo Aadan Maxamed Cabdi. Cumar...
The United States African Command (AFRICOM) has launched an attack against al-Shabaab in an area known as Hareeri Kalle, which is about 15 km south of Galcad area in Galgaduud region. This air attack was supported by Somali forces who fought against the Al-Shabaab group. A press release from AFRICCOM said...
Taliska ciidanka Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa weerar ka dhan ah kooxda Alshabaab ka fuliyay deegaan u dhow halka loo yaqaan Hareeri Kalle, oo qiyaastii 15 KM dhanka koofureed kaga beegan degaanka Galcad ee gobolka Galgaduud. Weerarkan oo ahaa mid cirka ah ayaa lagu taageerayay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga...