Magaalada Garowe ayaa saakay ku waaberiisatay iyadoo dadku ay cabsi weyn ka muujinayaan in fadhiga baarlaamaanku dhaliyo iska hor imaan, waxaana taas ay sababtay in dhaqaaqa magaalada aad u yar yahay.
Dadaalo xal loogu raadinayo khilaafka siyaasadeed ee ka jira Puntland ayaa weli ka socda magaalada Garowe, xilli baarlamaanka lagu...
The committee tasked to assess the issues of the burnt market in Jigjiga city have after some time revealed the real property that was destroyed in this market, saying that property worth 1 billion and 536 million Birr was burnt in the big business market in Jigjiga city.
On the...
Gudiga loo xilsaaray inay soo qiimeeyaan arrimaha suuqii gubtay ee magaalada Jigjiga ayaa muddo kaddib waxay shaaciyeen hantida dhabta ah ee ku basbeeshay suuqan, iyagoo sheegay in hanti qiimaheedu gaadhayso 1 Bilyan iyo 536 Milyan oo Birr ay ku gubatay suuqii waynaa ee ganacsiga ee magaalada Jigjiga.
Dhinaca kale Gudigu...
The Banadir Regional Court today sat down to hear the case against three officials from the Ministry of Finance and the Central Bank, who are accused of corruption.
The three officers who were brought before the regional court today were operating in facilities at the Aden Adde airport in Mogadishu,...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa Maanta u fariisatay dhageysiga dacwad loo haysto sadax Sarkaal oo ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga Dhexe, kuwaas oo loo haysto eedo la xariira Musuqmaasuq.
Sadaxda Sarkaal ee Maanta la horkeenay Maxkamadda gobolka ayaa ka howlgalayay xarumo ku yaala garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada...
An armed group that is said to be gathering at the Gacan Libaax mountain said that they are against the rule of the President of Somaliland.
The group, whose videos were broadcast on social media yesterday, said that they are against the administration of the President of Somaliland, Muse Bihi...
Koox hubaysan oo la sheegay in ay isku urursanayaan buurta Gacan Libaax ayaa sheegay in ay kasoo horjeedaan xukunka madaxweynaha Somaliland.
Kooxdan oo shalay muuqaaladooda lagu baahiyay baraha bulashada ayaa sheegay in ay ka biyo diidsanyihiin hab maamulka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxayna sheegeen in qaar kamid ahi ay...
The recent suicide bombing at the military camp of Jale Siyad College in Mogadishu is reported to have caused various deaths and injuries.
The explosion, which was heard in the districts of Mogadishu, was said to have been carried out by a man who packed his vest with explosives, who...
Qaraxaan ismiidaaminta ah oo goordhaw ka dhacay xerada ciidamada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho ayaa lasoo warinaya inuu geystay khasaare kala duwan oo dhimasho iyo dhaawacba leh.
Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu fuliyay nin isku soo xiray jaakada waxyaabaha qarxa,...
Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay saacadahii lasoo dhaafay deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo ay isku aruursanayeen ciidamo ka tirsan kuwa Al-shabaab.
Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa howlgalka xoogiisa ka fuliyay dhulka howd ka ee ku yaala deegaanka Cali seer oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Galcad...

















