Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Puntland opposition politicians have threatened to hold special elections on January 8, 2024, if President Deni tries to extend his term. The former Minister of Finance of Puntland, Hassan Shire Abgaal, who is one of the main opponents of President Deni, has accused Deni of silencing the Parliament with bribes,...
Siyaasiyiinta mucaaradka Puntland ayaa ku hanjabay inay doorasho gaar ah qabsanayaan siddeeda january 2024, haddii uu Madaxweyne Deni isku dayo inuu muddo kororsi sameeyo. Wasiirkii hore ee maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal oo kamid ah mucaaradka ugu weyn madaxweyne Deni, ayaa ku eedeeyay Deni inuu baarlamaanka ku aamusiyay laaluush, si...
Somaliland and SSC have accused each other of being responsible for the damage to medical facilities and workers in Lasaanood, after MSF announced that it had moved out of the city due to poor security. The accusations made by both sides came after the international organization MSF, which was supporting...
Somaliland iyo SSC ayuu  dhinacba dhinacaha kale ku eedeeyay in uu masuul ka yahay waxyeelaynta xarumaha iyo shaqaalaha caafimaadka Laascaanood, kadib markii ay hay'adda MSF ku dhawaaqday in ay magaalada uga guurtay amni xumo. Eedaynta ay isku jeedinayaan labada dhinac ayaa timid kadib markii ay hay'adda caalamiga ah ee MSF...
Ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa dib u qabsaday deegaanka Goofgaduud buureey oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaakada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Kooxda Al-shabaab ayaa deegaanka Goofgaduud buureey oo qiyaas ahaan Baydhaba u jira 30 KM dagaal culus kula wareegtay Axadii lasoo dhaafay. Deegaankaan ayaa ka mid yahay deegaanada istaraatiijiga...
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, participated in the cooperation meeting between Italy and the countries of the Horn of Africa hosted by the Prime Minister of Italy, Giorgia Meloni. The meeting, which took place in Rome, the capital of Italy, was attended by leaders...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Talyaaniga kaga qeyb galay shirka iskaashiga Talyaaniga iyo dalalka geeska Afrika oo ay marti galisay Raysal wasaaraha dalka Talyaaniga Giorgia Meloni. Shirkaan oo ka dhacay magaalada Roma ee Caasimadda dalka Talyaaniga ayaa dhexmaray madax ka socotay dalalka Soomaaliya, Jabuuti, Kenya, Itoobiya...
The SSC-Khatumo High Council of Culture has issued a statement on the decision of the MSF agency to move its operations from the Lasaanood hospital. The Supreme Council of SSC-Khatumo thanked the MSF organization for the medical support it provided to the people of Lasaanod and SSC-Khatumo in general. The council...
 Golaha sare ee dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa bayaan kasoo saaray go’aankii hay’adda MSF ay ku sheegtay inay howlaheeda shaqo uga raranayso isbitaalka Laascaanood. Golaha sare ee SSC-Khaatumo ayaa uga mahad celiyay hay’adda MSF taageerada caafimaad ee ay siin jirtay dadka Laascaanood iyo guud ahaan SSC-Khaatumo.Goluhu waxa uu sheegay inuu gar-waaqsanyahay in...
The city of Garowe woke up this morning as people expressed great fear that the parliamentary session would lead to conflict, and this caused the movement of the city to be very small. Efforts to find a solution to the political conflict in Puntland are still ongoing in the city...