The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamse Abdi Barre, who is in Tanzania and participated in the African Summit for the Development of Human Power, had a special meeting with the President of Kenya, William Ruto.
Prime Minister Hamse discussed with the President of Kenya William Ruto...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ku sugan dalka Tansaniya oo uu kaga qeybgalay Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta Awoodda Aadanaha ayaa halkaasi kulan gaar ah kula qaatay madaxweynaha dalka Kenya William Ruto.
Raysal wasaare Xamse ayaa madaxweynaha dalka Kenya William Ruto kala hadlay xoojinta xiriirka iyo...
A gunman who recently declared rebellion in the Gaal-Libah mountain in the Sahil region of Somaliland has kidnapped 8 people, two of whom are military officers.
MP Hassan Ogaal, who was with another MP in Godawayn district near the mountain, said that the officers and other members were kidnapped while...
Dablay hubaysan oo dhawaan jabhad kaga dhawaaqay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa afduub u gaystay 8 qof oo laba kamid ahi saraakiil ciidan yihiin.
Xildhibaan Xasan Ogaal oo isaga iyo xildhibaan kale ay ku sugnaayeen degmada Godawayn oo ka agdhow buurta, ayaa sheegay in saraakiisha iyo xubnaha...
The Russian government has forgiven Somalia $684 million in debt after an agreement was signed by Somalia's finance minister, Bihi Cige, and Russia's deputy finance minister.
This move is said to accelerate Somalia's efforts to reach the point of completing debt forgiveness on time.
Russia was one of the countries that...
Dowladda Ruushka ayaa Soomaaliya ka cafisay $684 milyan oo deyn ah kadib heshiis ay qalinka ku duugeen wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Biixi Cige iyo wasiir ku xigeenka maaliyadda Ruushka.
Tallaabadan ayaa la sheegay inay dardargelin doonto dadaallada Soomaaliya ay ku doonayso in ay ku gaarto barta dhameystirka dayn cafinta waqtigeeda...
Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowladda, kuwaas oo aan la shaacin magacyadooda, ayaa loo xiray weerarkii isniintii lagu qaaday xerada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo qof naftii hallige ah uu isku qarxiyay goob ciidamada lagu faylinayay oo gudaha xerada ah.
Ugu yaraan 30 askari ayaa ku dhintay,...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamse Abdi Barre, spoke strongly about the suicide bombing that took place at the Jaalle Siyad College campus in Mogadishu, which killed many soldiers belonging to the brigade on October 14.
First of all, Prime Minister Hamse has sent his condolences...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si kulul uga hadlay qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho ee lagu dilay askar badan oo ka tirsaneyd ciidanka guutada 14-ka Oktoobar.
Raysal wasaare Xamse ayaa ugu horeyn tacsi u diray ehalada askartii ku...
Waxaa goordhaw gaaray magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan wafdi balaaran oo uu hoggaaminayay Ugaaska beesha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif.
Wafdiga Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Baledweyne, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Ugaaska masuuliyiin kala...


















