The government of Somalia has announced that military officers of the security agencies of the government have been arrested for the suicide attack that took place in Jale Siyad camp.
The Deputy Minister of Defense of Somalia, A/fitaha Qasim revealed that 14 officers, including the Commandant of the College Jaalle...
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in saraakiil ciidan oo katirsan hay'daha amniga dowladda loo xiray weerarkii ismiidaaminta ah ee ka dhacay xerada Jaalle Siyaad.
Wasiir ku xigeenka gaashaandhigga Soomaaliya, C/fitaax Qaasim ayaa shaaca ka qaaday in 14 sarkaal oo uu ku jiro Taliyihii Kulliyadda Jaalle Siyaad loo xiray weerarkaas oo ay...
Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan deegaanka Burka Diirimeed oo uu ka socda shir lagu heshiisiinaayo beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaano hoostaga degmooyinka Cadale iyo Raage ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ku baaqay in labada dhinac ay ka shaqeeyaan nabad ku...
MSF has announced that it will continue to work in the Sool region, while continuing its medical activities in the Kalabaydh area, which is about 40 kilometers south of the city of Lasanood.
In a press release from the MSF organization, it was stated that the organization is providing basic...
Hay’adda MSF ayaa shaacisay inay sii wadidoonto shaqada gobolka Sool, iyada oo hawlaheeda caafimaadka kasii wadi doonta degaanka Kalabaydh, oo qiyaastii 40 kiiloomitir koonfur ka xigta magaalada Laascaanood.
War saxaafadeed kasoo baxay hay’adda MSF ayaa lagu sheegay in hay’addu ay bixinayso daryeelka aasaasiga ah ee hooyada iyo dhalmada kasoo barakacay...
A spokesman for the rebels who recently entered the Gacan-Libah mountain in the Sahil region of Somaliland, said that the war was triggered after President Bihi used force against the opposition.
The spokesman of the opposition, Ahmed Ali Haybe, who gave an interview to Bakayle Media, said that the president...
Afhayeen u hadlay jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil ee Somaliland, ayaa sheegtay in dagaalka ay ku kaliftay kadib markii uu madaxweyne Biixi xoog u isticmaalay mucaaradka.
Afhayeenka jabhada Axmed Cali Haybe, oo waraysi siiyay Bakayle Media, ayaa sheegay in madaxweynuhu uu xabad u isticmaalay xisbiyada mucaaradka, taasina...
Shirka Todobaadlaha ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya oo uu Maanta shir guddoomiyay kusimaha Raysal wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka Xasan Macalin Maxamuud ayaa looga hadlay xaalada guud ee amniga dalka, weerarkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Kuliyada Jaalle Siyaad iyo arrimo kale.
Kulanka Golaha Wasiiradda waxaa sidoo kale...
The Assistant Secretary of the US Treasury in charge of terrorism and intelligence, Brian Nelson, made a working visit to Mogadishu on Thursday.
Brian Nelson will discuss with the senior government officials, despite their absence in the country, how to strengthen cooperation and financial relations between the two countries.
This official,...
Kaaliyaha Xoghayaha Maaliyadda Mareykanka u qaabilsan arrimaha argagixisada iyo sirdoonka, Brian Nelson ayaa maanta oo khamiis ah booqasho shaqo ku tagay Muqdisho.
Brian Nelson ayaa madaxda sare ee dowladda, inkastoo dalka ay ka maqan yihiin, wuxuu kala hadlidoonaa sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo xiriirka maaliyadeed ee labada dal.
Sarkaalkan ayaa...


















