Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Kenyan President William Ruto's security adviser, Monica Juma, met with her Somali counterpart, Hussein Macalin Mohamud. The meeting was where the officials discussed how the two governments could participate in strengthening the strategic relationship between the two countries. According to MS Monica, a former Kenyan defense secretary, the meeting focused on...
La taliyaha dhinaca ammaanka ee madaxweynaha Kenya William Ruto, Monica Juma ayaa kulan la qaadatay dhigeeda Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamuud. Kulanka ayaa ahaa mid ay mas’uuliyiintu  ay kaga hadlayeen sidii labada dowladood ay uga qayb-qaadan lahaayeen sidii loo xoojin lahaa xiriirka istaraatajiyadeed ee labada dal. Sida laga soo xigtay MS Monica,...
The Prime Minister of Somalia, Hamsa Abdi Barre, attended a meeting yesterday afternoon in Heliwa district of Mogadishu to strengthen cooperation between the security agencies and the administration of Banadir region. During the meeting, the Prime Minister emphasized that the government is giving special importance to the security of the...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa gelinkii dambe shalay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho kaga qeyb galay kulan lagu xoojinayay wadashaqeynta hay’adaha amniga iyo maamulka gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu kulanka socday waxa uu ku nuux nuuxsaday in dowladdu ay ahmiyad gaar ah siineyso amniga caasimadda Muqdisho....
The Banadir regional court is again hearing the case against 4 accused in the Somali Immigration and Nationality Agency today. These suspects are believed to have committed embezzlement of public property, public theft and abuse of power, and some of the evidence of their crimes were presented to the court...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta mar kale dhegaysanaysa dacwadda loo haysto 4 eedeysane oo katirsan hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya. Eedeysanayaashan ayaa loo haystaa inay ku kaceen lunsashada hanti dowladeed, xatooyo shacab iyo ku tagrifal awoodeed, waxaana maxkamadda maanta lagusoo bandhigay qaar kamida ah caddeymaha dambiyadooda. Afarta eedaysane waxaa loo haystaa...
Kenyan security forces have increased their operations on the border that Kenya shares with Somalia, in response to recent attacks by the Al-Shabaab group. A series of attacks by Al-Shabaab on Kenyan army positions in Garisa, Lamu and Mandera in the North has forced the Kenyan government to withdraw its...
Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa waxay kordhiyeen howlgalada ay ka wadaan xadka ay Kenya la wadaagto Soomaaliya, iyaga oo ka jawaabayay weeraro ay dhawaan kooxda Al-Shabaab ku qaadeen. Weeraro is xig xigay oo Al-Shabaab ay ku qaadeen fariisimaha Ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Gaarisa, Lamu iyo Mandheera ee Waqooyi ayaa...
His Excellency Said Abdullahi Deni received the new Ambassador of the British Government to Somalia, Danjire, at the Presidential Palace today. Michael Nithavrianakis. A press release issued by the Puntland Presidency stated that the President of the Puntland Government and the British Ambassador discussed strengthening the cooperation between the British...
The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, met with the Anti-Money Laundering and Countering the Financing of Terrorism (AML/CFT) and heard a report on the national plan to cripple the economic power of Al-Shabaab extremists. The committee showed that the Somali people who are aware of...