Wasiirka Dastuurka iyo Caddalaadda dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin oo saaka booqasho ku tagay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa maxaabiiska u ballan-qaaday inay heli doonaan caddaalaad degdeg.
Xasan Macallin ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan la xiriira maxaabiis uu taliyaha Asluubta Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan oo loo yaqaan Taliye Shub uu...
Jama Yasin Warsame was elected today as the leader of SSC-Khatuma, after an election that took place in the city of Lasanood.
Jama Yasin Warsame won this election from Mohamud Yusuf Hassan, and got 25 votes to 20. In the presence of the high council of SSC culture.
The deputy leader...
Golaha Dhexe ee SSC-Khaatumo oo Doortey Hogaan Cusub Loo Igmadey Sii wadidda Xoreynta Deegaanada SSC
Jaamac Yaasiin Warsame ayaa maanta loo doortay hoggaanka SSC-Khaatuma, kaddib doorasho ka dhacday magaalada Laascaanood.
Jaamac Yaasiin Warsame ayaa doorashadan uga guulaystay Maxamuud Yuusuf Xasan, waxayna kala heleen 25 cod iyo 20. Iyadoo ay goob joog ka ahaayeen golaha sare ee dhaqanka SSC.
Ku xigeenka hoggaanka SSC-Khaatuma ayaa sidoo kale loo...
The Governor of Banadir Yusuf Hussein Jimale (Madaale) spoke about the reason for the removal of people from the land of Casa Italia in the district of Hamar, which is a land owned by the Italian government.
The governor of Banadir region said that the demolition of the building of...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka hadlay sababta dadka looga saarayo dhulka Casa Italia ee degmada Xamar weyne oo ah dhul ay leedahay dowladda Talyaaniga.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa sheegay in burburinta dhismaha xarunta Kaasa Italia ay ku timid codsi uga yimid safaaradda Talyaaniga, taasoo uu sheegay...
The Executive Board of the World Bank has approved the granting of $75 million to Somalia, which is intended to support the Somali government's budget.
This grant came exclusively from the Economic Policy Development Program (DPO), according to a press release from the World Bank.
The Federal Government of Somalia has...
Guddiga sare ee maamulka Bangiga Aduunka ayaa ansixiyay in Soomaaliya la siiyo $75 Milyan oo doolar, taasoo loogu talo galay kabka Miisaaniyada dowladda Soomaaliya.
Deeqdaan ayaa si gaar ah uga timid barnaamijka horumarinta siyaasadda dhaqaalaha (DPO), sida lagu sheegay warsaxafadeed kasoo baxay Bangiga Aduunka.
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si weyn u...
A new challenge has been faced with the agreement that was the leader of the Chinese government that was brought closer to Iran and Saudi Arabia, after the two countries occupied an oil well in the Persian Gulf.
Saudi Arabia and Kuwait jointly claimed an oil well on the shores...
The Puntland Electoral Commission has announced the names of eight political organizations, which have been officially recognized as political parties.
This action taken by the election commission followed changes made in the constitution of Puntland, in order to expand the number of parties.
The Election Commission said it has approved these...
Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa ku dhawaaqay magacyada siddeed urur siyaasadeed, kuwaas oo si rasmi ah loogu aqoonsaday inay yihiin xisbiyo siyaasadeed.
Tallaabadan uu qaaday guddiga doorashada, ayaa daba socotay isbeddel lagu sameeyay qodobo kamid ah dastuurka Puntland, si loo ballaariyo tirada xisbiyada, oo awal hore uu dastuurku qorayay saddex xisbi...















