Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Kenya ayaa sheegtay in ay waddo qorshe ay dadka deegaannada Waqooyi Bari uga qeybgalinayso dagaalka ay kula jirto ururka al-Shabaab ee weerarrada ka geysta gudaha waddankeeda. Wasaiirka amniga gudaha Kenya, Kithure Kindiki, ayaa sheegay in qaabka dowladda Soomaaliya ay bilihii dambe ula dagaallamaysay al-Shabaab oo ay u adeegsatay dadka deegaanka...
A meeting held today in the city of Baledweyne, the center of Hiraan region, by the various sections of the community of the Hawadle community led by traditional elders, politicians, academics, and the youth of the Hawadle community has announced a general meeting that will take place in the...
Kulan ay Maanta ku yeesheen magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan qeybaha kala duwan ee Bulshaweynta Beesha Xawaadle oo ay ugu horeyaan Odayaasha dhaqanka, Siyaasiyiinta, Aqoonyahanada, iyo dhalinyarada Beesha Xawaadle ayaa lagu iclaamiyay shirweyne guud oo ka dhici doono gudaha magaalada Baledweyne. Qaar ka mid ah Waxgaradka Beesha Xawaadle oo...
There are more reports of an attack by Al-Shabaab fighters in Goofgaduud Buree area, one of the areas under Baidoa city in Bay region. The attack took place yesterday evening and it was indicated that until last night the fighting between the government forces and Al-Shabaab who attacked Goofgaduud Buurey...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dagaalamayaal ka tirsan kooxda Al-shabaab ay ku qaaday deegaanka Goofgaduud buureey oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Weerarka ayaa dhacay gabal dhacii shalay waxaana la tilmaamay in ilaa xalay fiidkii uu soo gaaray dagaalka halkaas ku dhexmaray...
Dhimashada ugu badan ee ay sababaan falalka kooxaha xagjirka ah ayaa kor u kacay ku dhawaad 50% 12-kii bilood ee ugu dambeeyay ee Afrika, taas oo gaartay koror taariikhi ah. Xaaladda Soomaaliya iyo gobolka Sahel ayaa walaac gaar ah laga muujinayaa, sida lagu sheegay cilmi-baaris ay samaysay xarunta cilmi-baarista Maraykanka...
The Somali Olympic Committee has suspended the chairman of the Somali Athletics Federation, Khadijo Aden Dahir. The reason for her suspension, it was said, after she was accused of abuse of power and favoritism to appoint Sahro Abukar as the athlete representing Somalia in the running competition in China. The Olympic...
Guddiga olombikada Soomaaliyeed ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyihii xiriirka ciyaaraha fudud ee Soomaaliya, Khadiijo Aadan Daahir. Sababta shaqada lagaga joojiyay, ayaa lagu sheegay, kaddib markii lagu eedeyay inay ku takri fal awoodeed iyo eex u martay inay Sahro Abuukar u magacowdo cayaaryahannada Soomaaliya ku matalaysa tartanka orodada ee Shiinaha...
The president of the Puntland administration Saeed Abdullahi Deni called on SSC-Khatuma to join Puntland. President Deni made this statement at the celebration of the 25th anniversary of the establishment of Puntland, and said that there is a need for the people of SSC to consult and unite with Puntland. "SSC,...
Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ugu baaqay SSC-Khaatuma inay kusoo biiraan Puntland. Madaxweyne Deni ayaa hadalkaan ka sheegay xafladda xuska sanad guurada 25aad ee dhismihii Puntand, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay, reer SSC inay tashtaan oo ay la midoobaan Puntland. "SSC, waxa aan siineynaa fursad waxaase aan rajaynaynaa...