Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Today, the international friends launched an aerial attack on the Qobyashas area in the West of Hiran region. The reports say that the planes of the international friends have targeted a center of the Al Shabaab militia in the area. The National Media reported that a meeting was going on in...
The Federal Government of Somalia has said that the security forces have arrested members who were spying for the Al Shabaab militia. The Minister of Information of the Federal Government, Daoud Aweys Jama said that the Security Agency has arrested about 10 members. The minister who held a press conference in...
A Russian oil tanker was damaged early Saturday morning in the Kerch Strait near the bridge connecting the Russian-held Crimea region to the Russian mainland. A maritime rescue team based in the Black Sea port of Novorossiysk said it had been dispatched to help recover the vessel, which was unable...
Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daa’uud Aweys ayaa sheegay in hay’adaha amnigu ay gacanta ku dhigeen 10 xubnood oo basaas u ahaa kooxda Alshabaab. Wasiirka warfaafinta ayaa hadalkaan ku sheegay shir jaraa’id oo uu galabta ku qabtay magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in sidoo kale  ay jiraan basaasiin kale oo ciidamada ku...
The Security Adviser to the Prime Minister of Somalia, Kamal Dahir Hassan (Gutaale) gave an interview to BBC Somali, he talked about the reason for the delay in the second phase of the operation to liberate Al-Shabaab from the country. Kamal Gutale said that the government is carrying out many...
La taliyaha dhanka amniga ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Kamaal Daahir Xasan (Guutaale) ayaa wareysi uu siiyay BBC Soomaali, wuxuu kaga hadlay sababta uu gaabiska u yahay wajiga 2-aad ee howlgallada Alshabaab looga xoraynayo dalka. Kamaal Guutaale waxa uu sheegay in dowladdu ay qabaneyso howlo badan oo ay ku fulineyso howlgallada...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa sheegay in gobolka Sool ay colaadu soo gaadhsiisay burbur xoog leh, loona baahanyahay in laga hawl galo soo celinta nabada. Prof: Faratoon oo ka qaybgalay xaflad ay u sameeyeen bulshada reer Sool ee degan magaalada Hargaysa, ayaa sheegay in...
Kooxda Alshabaab ayaa xalay goor dambe weerar ku qaaday degaanka Geedweyne ee gobolka Gedo, iyagoo bartilmaameedsaday xarun ay ku sugnaayeen ciidamada Dowladda. Gudoomiyaha Geedweyne Yuusuf Dirir Cabdinuur ayaa sheegay in ciidamada ay ku guulaysteen inay jab ugu u geystaan kooxda weerarka kusoo qaaday, isagoo sheegay inay ka dileen dhowr, kuwa...
Reports from Ethiopia state that heavy fighting between the FANO Front in Ammara and the Ethiopian Military Forces is going on in the Ammara region of Ethiopia. The fighting that started in the past few days, it is being reported that the Fano Rebellion has taken over areas in the...
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in dagaallo xooggan oo u dhaxeeya Jabhadda FANO ee Axmaarada iyo Ciidamada Militariga Itoobiya uu ka socdo gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya. Dagaalladan oo billowday maalmihii aynu soo dhaafnay ayaa waxaa la warinayaa in Jabhadda FANO ay 24kii saac ee lasoo dhaafay ay...