Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa isku afgartay inay xoojinayaan xiriirkooda laba geesoodka ah ee arrimaha xuquuqul insaanka iyo dimuqraadiyadda. Xamse Warfaa, la-taliyaha sare ee arrimaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Insaanka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, ayaa arrintan kala hadlay raysal wasaare Xamse, xilli uu sarkaalkan sare safar ku gaaray magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha...
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degay sanadguuradii 25-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay xisbiga oo ku beegan 6-da Agosto, iyadoo xaflad arintaasi ku saabsan lagu qabtay xarunta xisbiga ee magaalada Muqdisho,maamul goboleedyada dalka iyo qeybo badan oo ka tirsan caalamka. Munaasabadan maanta lagu maamusayey xuska...
Madax dhaqameedka Galmudug ayaa si hagar la’aan ah u ballan qaaday in ay si hagar la’aan ah u garab istaagi doonaan hadafka dowladda federaalka Soomaaliya ee ah in dalka laga xoreeyo argagixisada, kadib kulan ay xalay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug kula yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Maxamuud...
The Somali Republican Unity Party today celebrated the 25th anniversary of the founding of the party on August 6, with a ceremony held at the party's headquarters in Mogadishu, regional governments and many parts of the country. belong to the world. This event was celebrated today to mark the day...
Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal degay sanadguuradii 25-aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay xisbiga oo ku beegan 6-da Agosto, iyadoo xaflad arintaasi ku saabsan lagu qabtay xarunta xisbiga ee magaalada Muqdisho,maamul goboleedyada dalka iyo qeybo badan oo ka tirsan caalamka. Munaasabadan maanta lagu maamusayey xuska...
Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ayaa soo gabagabeysay dhgeysiga dacwad loo heysto Xidigle/Boolis Maxamed Tahliil Cabdi oo lagu eedeeyay inuu iibsaday labo qori oo AK47 ah oo ay lahaayeen askar ka tirsan ciidanada Booliska Soomaaliyeed, lacagta uu hubkaas ku iibsadayna wuxuu ku ciyaaray ciyaarta la yiraahdo “1XBET”. Sarkaalkan ka tirsan ciidamada...
Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena waa la la’yahay ka dib markii laba doon ay ku degeen jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga. Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa sheegay Axadii in ay soo saareen labo meyd ah ayna soo badbaadiyeen 57 qof. Ku dhawaad 28 qof ayaa lagu soo waramayaa...
Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Marwo Anita Kiki Gbeho oo ah Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Kaalmaynta Soomaaliya . Guddoomiyaha ayaa Ku-xigeenka QM ku boggaadisay shaqada uu qabtay Baarlamaanka intii uu socday kalfadhiyadii la soo dhaafay...
Hoggaamiyaha golaha dhexe ee fulinta SSC- Khaatuma iyo ku xigeenkiisa ayaa maanta si rasmi ah loogu doortay magaalada Laascaanood. Cabdulkadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), 51 sano jir ku dhashay degmada Taleex ee gobolka Sool, ayaa loo doortay hoggaamiyaha fulinta SSC- Khaatumo, halka ku xigeenkiisa loo doortay Maxamed C/ Ismail Shiine. Mas'uuliyiintan ayaa...
The President of the Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud chaired the meeting of the National Security Council, which discussed the completion of the plan to liberate the country and the war against the Al Shabaab militia. The President heard from the Commanders of the Armed Forces a report on...