Friday, August 7, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in howlgallada milateri ee ka dhanka ah Al-Shabaab aysan joogsan doonin ilaa laga gaarayo guusha ugu dambeysa. Hadalkan ayuu jeediyay maalmo kaddib markii ciidamada dowladda ay isaga baxeen magaalooyin dhowr ah, kaddib weerar khasaare badan dhaliyay oo Al-shabaab ay ku qaadeen askar ku...
Mid ka mid ah hoggaamiyaasha kooxda Al-shabaab ugu caansana deegaanada gobolka Mudug ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan deegaanka Wisil ee gobolka Mudug. Horjoogahaan ayaa magaciisa lagu sheegay Nuur Cabullaahi Maalinguur oo loo yaqaano AK Nuur Deeq, kaasoo ahaa taliyaha ugu sareeyay ciidanka Al-shabaab...
Dowladda Soomaaliya ayaa dowladda Mareykanka la saxiixatay heshiis horumarineed oo ku kacaya $92.6M, si loo hormariyo adkeysiga, xasilloonida, kobaca dhaqaalaha, iyo dowladnimada. Wasiirka qorshaynta xukuumadda Soomaaliya, Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene oo kamid ah wasiirrada saxiixay heshiiskan, ayaa sheegay, in heshiiskan dhaqaale uu yahay mid muhiim u ah kasoo kabashada xaaladda bini’aadantinimo...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u aqbalay go'aamadii ay soo saareen guddida dhaqanka ee dhexdhexaadinaysay khilaafka doorashooyinka Somaliland. Guddidii dhaqanka ee dhexdhexaadisay khilaafka siyaasada ee mudada badan soo jiitamayay, ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay in madaxweyne Biixi uu aqbalay go'aankoodii. "Waxaanu halkan uga mahadnaqaynaa Madaxweynaha...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay dib uga soo baxeen qaar ka mid ah deegaanadii ay dhawaan kala wareegeen kooxda Al-shabaab. Laanta afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegtay in ciidamada dowladda ay dib uga gurteen deegaanada kala ah Ceel Dheer, Masagawaay, Budbud iyo Galcad oo...
Warsaxaafadeed ay soo saareen Maamulka SSC-Khaatumo, ayaa lagu sheegay in la soo afjaray joogitaankii Somaliland ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn. Warsaxaafadeedka oo lagula hadlay dowlada Soomaaliya, Beesha Caalamka, iyo umada Soomaaliyeed, ayaa lagu sheegay in SSC-Khaatumo ay difaacday madaxbannaanida Soomaaliya. "Laascaanood, Agoosto, 28, 2023: Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu u sheegayaa...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya ay kula jirto kooxda Al-shabaab. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ugu horeyn khudbadiisa ku bogaadiyay kaalinta madaxweynaha dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud ee ku aadan hoggaaminta dagaalka...
Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ayaa maanta u gudbisay Golaha Shacabka Xisaab -xirka miisaaniyad sanadeedkii 2022. Wasiir Ku-xigeenka Maaliyadda, Cabdiqafaar Cilmi Xaange ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku wareejiyay Xisaab-xirka Miisaaniyad sanadeedkii 2022-ka oo soo maray dhammaan hab-raacyadii sharciga ahaa. Hanti-Dhowrka guud ee Dowladda, ayaa baaris maaliyadeed ku sameeyay xisaab-xirkaan oo...
Saraakiisha sare ee Midowga Afrika, Soomaaliya, iyo Qaramada Midoobay ayaa billaabay kulamo wadatashi ah oo looga tashanayo wajiga labaad ee dhimista ciidamada ATMIS, bisha September, sida uu sheegay howlgalka Midowga Afrika. Hawlgalka ku meel gaadhka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (Atmis) ayaa la filayaa in bisha soo socota ay...
Hoggaanka Maamulka SSC-Khaatumo ayaa sheegay in maxbuus Feysal Cabdi Bootaan ay la wareegeen laamaha amniga iyo cadaallada maamulka SSC-Khaatumo. War-saxaafadeed ay soo saareen hoggaanka Khaatuma waxay ku sheegeen in Feysal Cabdi Bootaan la dhigay xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood. Maamulka waxa uu sheegay in dhammaan maxaabiistii kale inta bad qabta la...